Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

JUN 29, 2024

 Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. newsinsideLa-taliyaha Amniga Qara...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya rabo in uu soo celiyo colaadii Soomaalida iyo Itoobiya

Somaliland oo sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya rabo in uu soo celiyo colaadii Soomaalida iyo Itoobiya

JUN 28, 2024

 Jimco,  Juun, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in uu rabo in uu dib u h...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Prof Jawaari oo goordhaw Geeriyooday

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Prof Jawaari oo goordhaw Geeriyooday

JUN 28, 2024

 Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Allah u naxariiste guddoomiyahii hore ee...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Waa Nasiib daro weyn in maalmaha Xuriyada oo lagu jiro Hargeysa lagu qaado hees lagu amaanayo Qowmiyad Itoobiyaan ah"

Wasiir Fiqi "Waa Nasiib daro weyn in maalmaha Xuriyada oo lagu jiro Hargeysa lagu qaado hees lagu amaanayo Qowmiyad Itoobiyaan ah"

JUN 28, 2024

 Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga hadlay i...

Warkii oo dhan »
In ka badan 20 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug

In ka badan 20 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug

JUN 28, 2024

 Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya Galbeedka gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta xaalad daganaasho aan caga buuran ku taag...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo beenisay eedeyn dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay

Itoobiya oo beenisay eedeyn dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay

JUN 28, 2024

 Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay eedeyn dhawaan ay u gudbisay dowladda Soomaaliya Qara...

Warkii oo dhan »
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo magacaabay xil cusub

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo magacaabay xil cusub

JUN 28, 2024

 Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibad...

Warkii oo dhan »
Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray dagaal beeleed Maanta ka dhacay gobolka Mudug

Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray dagaal beeleed Maanta ka dhacay gobolka Mudug

JUN 27, 2024

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxaya maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay in si sharuud la'aan ah ku joojiyaan dagaalka bee...

Warkii oo dhan »
Farmaajo oo ka hadlay dagaal beeleed Maanta dib uga qarxay gobolka Mudug

Farmaajo oo ka hadlay dagaal beeleed Maanta dib uga qarxay gobolka Mudug

JUN 27, 2024

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray maanta kaga hadla...

Warkii oo dhan »
Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug

JUN 27, 2024

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaadda ka taagan galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay maan...

Warkii oo dhan »