Wararka Maanta

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug

JUN 27, 2024

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaadda ka taagan galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay maan...

Warkii oo dhan »
Golaha wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay qaraar ku saabsan ka hortagga qataraha amniga qaranka

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay qaraar ku saabsan ka hortagga qataraha amniga qaranka

JUN 27, 2024

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo ...

Warkii oo dhan »
Dagaal xoogan oo dib uga qarxay bariga gobolka Mudug

Dagaal xoogan oo dib uga qarxay bariga gobolka Mudug

JUN 27, 2024

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu halkaas dib uga qarxay dagaal beeleed xoogan oo u d...

Warkii oo dhan »
Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya oo war cusub kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya oo war cusub kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

JUN 27, 2024

 Khamiis,  Juun, 27, 2024 (HOL) - Dowlada Itoobiya ayaa beenisay warar sheegaya in ay ka laabatay heshiiskii is afgarad ee ay horaantii sann...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo shaaciyay in Shirkadaha dalkiisa daneynayaan iney maalgashi ku sameystaan Soomaaliya

Mareykanka oo shaaciyay in Shirkadaha dalkiisa daneynayaan iney maalgashi ku sameystaan Soomaaliya

JUN 26, 2024

 Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta  kulan la qaatay Danjiraha c...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC oo heshiis ka gaaray Deyn Soomaaliya lagu lahaa

Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC oo heshiis ka gaaray Deyn Soomaaliya lagu lahaa

JUN 26, 2024

 Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasii...

Warkii oo dhan »
Puntland iyo dowlad degaanka Soomaalida oo qabtay shakabad tahriibisa dhallinyarada

Puntland iyo dowlad degaanka Soomaalida oo qabtay shakabad tahriibisa dhallinyarada

JUN 26, 2024

 Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska dowlad goboleedka Puntland iyo Ciidanka Booliska Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa iska kaash...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo horjoogahoodii oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo horjoogahoodii oo ka dhacay gobolka Galgaduud

JUN 26, 2024

  Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan A...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh “Walaalaha Waqooyi waxaan leeyahay majirto meel dad Soomaaliyeed idinku tashadeen"

Madaxweyne Xasan Sheekh “Walaalaha Waqooyi waxaan leeyahay majirto meel dad Soomaaliyeed idinku tashadeen"

JUN 26, 2024

 Arbaco,  Juun, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Biixi oo sheegay in doorashada lagu gali doono qalab ay mucaaradku diidanyihiin

Madaxweyne Biixi oo sheegay in doorashada lagu gali doono qalab ay mucaaradku diidanyihiin

JUN 26, 2024

 Arbaco,  Juun, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in doorashada lagu gali doono nidaamka sawirista bu'...

Warkii oo dhan »