Wararka Maanta
Wasiir Kaahin: Kulmiye xoog kursiga kuma haysan karo, xoogna lagaga qaadi maayo
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ahna Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, ayaa sheegay in anay...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Muqdisho ka furay shirweyne muhiim ah
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay s...
Warkii oo dhan »Gaari dad shacab ah la socdeen oo miino kula qaraxday gobolka Shabeellaha Dhexe
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo wadada dhinaceeda la dhigay oo la qarxay gaari ay saarn...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Ethiopia bad uma diidin, laakiin sida ay kusoo gaarayso ayaan diidannahay
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in la jahwareeriyay khilaafka ka...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo gacanta ku dhigay Nin Ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Al-shabaab
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee ka howgala magaalada Ceeldheer ee gobolka ...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dashay roob xoogan oo Muqdisho ka da'ay
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Inta la xaqiijiyay laba caruur ah ayaa ku geeriyootay roob xoogan oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ka da'ay ...
Warkii oo dhan »Puntland iyo Galmudug oo sheegay in awood ciidan loo adeegsandoono joojinta dagaal beeleed ka socda bariga gobolka Mudug
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Ku dhawaad 10 qof ayaa ku geeriyooday, halka 15 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal labo maleyshiyo beeleed ku dhexma...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay tirada ciidamada badali doona howlgalka ATMIS
Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa shaaca ka qaaday in howlgal sadaxaad ay yeelaneyso ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaliya iyo QM oo ku jira wada hadalo ku saabsan xiritaanka xafiiska UNSOM
Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadalo kula jirta Qaramada Midoobay, si looga gudbo howlgalka gaarka ah ee siyaa...
Warkii oo dhan »Masar oo shatiyadii kala noqoday 15 shirkadood oo lagu eedeeyay inay masuul ka yihiin geerida 530 Xujey ah
Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Masar ayaa kala noqotay shatiyada shaqo ee 16 shirkadood oo kuwa dalxiiska iyo xujeyda, waxayna u gudbisay dacwad o...
Warkii oo dhan »