Wararka Maanta

Masar oo shatiyadii kala noqoday 15 shirkadood oo lagu eedeeyay inay masuul ka yihiin geerida 530 Xujey ah

Masar oo shatiyadii kala noqoday 15 shirkadood oo lagu eedeeyay inay masuul ka yihiin geerida 530 Xujey ah

JUN 23, 2024

 Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Masar ayaa kala noqotay shatiyada shaqo ee 16 shirkadood oo kuwa dalxiiska iyo xujeyda, waxayna u gudbisay dacwad o...

Warkii oo dhan »
Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

JUN 23, 2024

Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay goobo ...

Warkii oo dhan »
Macalin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisii oo lagu dilay deegaan hoostaga magaalada Dhuusamareeb

Macalin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisii oo lagu dilay deegaan hoostaga magaalada Dhuusamareeb

JUN 23, 2024

Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan wali la garan heybtooda iney Xalay ku dileen...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya xaaladda amni ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya xaaladda amni ee Soomaaliya

JUN 23, 2024

Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Golaha Qaramada Midoobay ayaa yeelan doona kulan xog-wareysi iyo wadatashi ah oo ku saabsan Soomaaliya.newsinsideJames Sw...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Bakool

Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Bakool

JUN 22, 2024

Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal iyo duqeymo is barbar socday oo maanta ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen ...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo faah faahin ka bixiyay xadhiga Cismaan Cumar Dool

Booliiska Somaliland oo faah faahin ka bixiyay xadhiga Cismaan Cumar Dool

JUN 22, 2024

 Sabti,  Juun, 22, 2024 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan xisbiga Waddani, oo dhawaan xabsiga loo taxaabay k...

Warkii oo dhan »
Kalluumaysato Soomaaliyeed oo la waysanaa muddo ka badan labo bilood oo nolol lagu helay

Kalluumaysato Soomaaliyeed oo la waysanaa muddo ka badan labo bilood oo nolol lagu helay

JUN 22, 2024

Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Saddex kaluumaysato ah oo Soomaali ah oo bishii April ee sannadkan lagu waayay badda sare iyaga oo ku jiray howlo kalluu...

Warkii oo dhan »
Fowsiyo Xaaji Aadam: Waa nasiib darro in dadku aysan fahan ka haysan kursiga Midowga Afrika

Fowsiyo Xaaji Aadam: Waa nasiib darro in dadku aysan fahan ka haysan kursiga Midowga Afrika

JUN 22, 2024

 Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, ahna musharrax u taagan guddoomiyaha Midowga Afrika, Fowsiyo Yuusuf...

Warkii oo dhan »
In ka badan 37 kun oo arday ah oo Maanta u fariisatay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka

In ka badan 37 kun oo arday ah oo Maanta u fariisatay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka

JUN 22, 2024

Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo uu wehlinaayay Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheek...

Warkii oo dhan »
Kumanaan ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo soo galay gobolka Hiiraan

Kumanaan ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo soo galay gobolka Hiiraan

JUN 22, 2024

 Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Ku dhawaad afar kun oo askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in 48 saacadood ee lasoo dhaafay ay ...

Warkii oo dhan »