Wararka Maanta

Iiran oo lagu eedeeyay inay gadaal ka riixayso in Xuutiyiintu hub siiyaan Alshabaab

Iiran oo lagu eedeeyay inay gadaal ka riixayso in Xuutiyiintu hub siiyaan Alshabaab

JUN 22, 2024

 Sabti,  Juun, 22, 2024 (HOL) - Dowladda Iiran ayaa lagu eedeeyay inay gadaal ka riixayso sidii Xuutiyiinta dalka Yemeniinta ay wada shaqayn...

Warkii oo dhan »
Ardayda Laascaanood oo 15 sanno kadib aan ka qaybgalin imtaxaanka shahaadiga ah ee Somaliland

Ardayda Laascaanood oo 15 sanno kadib aan ka qaybgalin imtaxaanka shahaadiga ah ee Somaliland

JUN 22, 2024

Sabti,  Juun, 22, 2024 (HOL) - 38 kun oo arday oo iskugu jira ardayda fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe iyo fasalada 4aad ee dugsiyada sarre, ayaa...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo taageeray codsiga Soomaaliya ee dhismaha howlgal cusub oo badala ATMIS

Midowga Afrika oo taageeray codsiga Soomaaliya ee dhismaha howlgal cusub oo badala ATMIS

JUN 21, 2024

 Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa taageeray codsiga Soomaaliya ee ku aaddan in la dhiso howlgal c...

Warkii oo dhan »
Suldaanka Guud ee Somaliland oo sheegay in uu ka badbaaday iskuday dil

Suldaanka Guud ee Somaliland oo sheegay in uu ka badbaaday iskuday dil

JUN 21, 2024

Jimco,  Juun, 21, 2024 (HOL) - Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Da'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay in uu shalay ka badb...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

JUN 21, 2024

 Jimco,  Juun, 21, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray xadhiga Cismaan Cumar ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay masuul ka tahay xildhibaano lagu xiray Nayrobi

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay masuul ka tahay xildhibaano lagu xiray Nayrobi

JUN 21, 2024

 Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay so...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Burundi ee ATMIS oo guud ahaan faarujiyay magaalada Jowhar

Ciidamada Burundi ee ATMIS oo guud ahaan faarujiyay magaalada Jowhar

JUN 21, 2024

 Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa isaga baxay degmada Jowhar ee xarunta gobolka ...

Warkii oo dhan »
Reer Galbeedka oo ka caga jiidaya maalgalinta howlgalka cusub ee Soomaaliya ay doonayso in lagu beddelo ATMIS

Reer Galbeedka oo ka caga jiidaya maalgalinta howlgalka cusub ee Soomaaliya ay doonayso in lagu beddelo ATMIS

JUN 21, 2024

Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Wada xaajoodyada ku saabsan maalgalinta ciidamo cusub oo beddela kuwa haatan jooga Soomaaliya ee ka socda Midowga Afrika...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo qiimaynaya codsiga Soomaaliya ee ku aaddan in dib loo dhigo bixitaanka ATMIS

Midowga Afrika oo qiimaynaya codsiga Soomaaliya ee ku aaddan in dib loo dhigo bixitaanka ATMIS

JUN 21, 2024

Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Ururka Midowga Afrika ayaa darsaya codsi uga yimid dowladda Soomaaliya, kaasoo ah in la dhimo ka bixitaanka ciidamada na...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Fowsiya oo si cad u sheegtay iney ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika

Xildhibaan Fowsiya oo si cad u sheegtay iney ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika

JUN 20, 2024

 Khamiis, Juun, 20, 2024 (HOL) - Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta shir jaraa'id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaada...

Warkii oo dhan »