Wararka Maanta

Qaramada Midoobay oo ka digtay halista amni ee kooxda Alshabaab

Qaramada Midoobay oo ka digtay halista amni ee kooxda Alshabaab

JUN 30, 2024

 Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa ka digay...

Warkii oo dhan »
ATMIS oo Ciidanka Xoogga dalka ku wareejisay Saldhigoodii deegaanka Cabdalle Biroole

ATMIS oo Ciidanka Xoogga dalka ku wareejisay Saldhigoodii deegaanka Cabdalle Biroole

JUN 30, 2024

 Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Ciidanka ATMIS ayaa Saldhigii ay ku lahayeen deegaanka Cabdalle Biroole ee gobolka Jubbada Hoose ku wareejiyay ciid...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Biixi: Waxan arkayay jabhad Jabuuti kasoo dhex hanjabaysa, halka kamaan filayn

Madaxweyne Biixi: Waxan arkayay jabhad Jabuuti kasoo dhex hanjabaysa, halka kamaan filayn

JUN 29, 2024

 Sabti,  Juun, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay jabhad uu sheegay in ay isku urur...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Jawaari

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Jawaari

JUN 29, 2024

 Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Aas Qaran oo Muqdisho ...

Warkii oo dhan »
Taliska AFRICOM: Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hortagi kara in Shabaabku dib u qabsado dhulkii laga saaray

Taliska AFRICOM: Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hortagi kara in Shabaabku dib u qabsado dhulkii laga saaray

JUN 29, 2024

 Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Taliska ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay noqon karaan kuwo door adag ka cayaara ...

Warkii oo dhan »
Puntland iyo Galmudug oo xabbad joojin ka hirgaliyay deegaanada lagu dagaalamay ee Galbeedka Mudug

Puntland iyo Galmudug oo xabbad joojin ka hirgaliyay deegaanada lagu dagaalamay ee Galbeedka Mudug

JUN 29, 2024

 Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Wafdi ka kala socday Puntland iyo Galmudug, ayaa ku guulaystay in xabbad joojin lakala dhex dhigo labo maleyshiyo ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka oo Maanta Aas Qaran loogu sameynayo Muqdisho

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka oo Maanta Aas Qaran loogu sameynayo Muqdisho

JUN 29, 2024

 Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyo Allah u naxariistee guddoomiyahii hore ee Go...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe: Waxa lagu tashaday in laynaga soo weeraro Jabuuti iyo Laascaanood

Faysal Cali Waraabe: Waxa lagu tashaday in laynaga soo weeraro Jabuuti iyo Laascaanood

JUN 29, 2024

 Sabti,  Juun, 29, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Jabuuti iyo dowlada Soomaaliya ay maleegayaan...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

JUN 29, 2024

 Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. newsinsideLa-taliyaha Amniga Qara...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya rabo in uu soo celiyo colaadii Soomaalida iyo Itoobiya

Somaliland oo sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya rabo in uu soo celiyo colaadii Soomaalida iyo Itoobiya

JUN 28, 2024

 Jimco,  Juun, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in uu rabo in uu dib u h...

Warkii oo dhan »