Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay kamid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay kamid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya l...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Somaliland

Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Somaliland

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Somaliland iyo koomiishanka doorashooyinka uga diga...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo 50 sano kadib ku guulaysatay inay kamid noqoto Golaha Ammaanka

Soomaaliya oo 50 sano kadib ku guulaysatay inay kamid noqoto Golaha Ammaanka

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa loo doortay in ay ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo labo sano oo ka bilaab...

Warkii oo dhan »
Dhuusamareeb oo lagu toogtay rag horay u dilay Dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan Walaalo ahaa

Dhuusamareeb oo lagu toogtay rag horay u dilay Dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan Walaalo ahaa

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Maxkamada gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay sadax nin oo lagu helay i...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo maanta lagu wado in ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka

Soomaaliya oo maanta lagu wado in ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Soomaaliya, Denmark, Greece, Pakistan iyo Panama iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaaa in maanta oo khamiis ah ay helaa...

Warkii oo dhan »
Kuuriyada Koonfureed oo balan qaad muhiim ah u sameeysay Soomaaliya

Kuuriyada Koonfureed oo balan qaad muhiim ah u sameeysay Soomaaliya

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Seol...

Warkii oo dhan »
Maamulayaasha Dugsiyada Baledweyne iyo Waalidiinta oo si kulul uga horyimid amar kasoo baxay Hirshabeelle

Maamulayaasha Dugsiyada Baledweyne iyo Waalidiinta oo si kulul uga horyimid amar kasoo baxay Hirshabeelle

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Maamulayaasha Dugsiyada Waxbarasho ee ku yaala magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo Waalidiinta ar...

Warkii oo dhan »
Ciidanka PSF oo ka jawaabay eedayntii taliyaha ciidanka booliiska Puntland

Ciidanka PSF oo ka jawaabay eedayntii taliyaha ciidanka booliiska Puntland

JUN 06, 2024

Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka PSF ayaa iska fogeeyay eedayn uga timid taliyaha ciidanka Booliiska Putland, gaashaanle sare Muumin Ca...

Warkii oo dhan »
Muumin Cabdi Shire: Ciidanka PSF waxay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska Puntland

Muumin Cabdi Shire: Ciidanka PSF waxay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska Puntland

JUN 05, 2024

 Arbaco, Juun, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa cabasho weyn ka muujiyay ciidanka PSF...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun adag ku riday xubin ka tirsanaa Al-shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun adag ku riday xubin ka tirsanaa Al-shabaab

JUN 05, 2024

 Arbaco, Juun, 5, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday Maxamuud Maxamed Macalin oo lagu h...

Warkii oo dhan »