Wararka Maanta
Golaha Ammanka oo wada hadal ka yeelan doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya
Talaado, Juun, 4, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ayaa ka wada hadli doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo warbixin laga dhegay...
Warkii oo dhan »Dowlad goboleedkii labaad oo kasoo horjeestay bixitaanka ciidamada Itoobiya
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kasoo horjeesatay qorshaha ay dowladda Soomaaliya damacsan tahay ee ah in c...
Warkii oo dhan »Taliyihii Ururka 3-aad ee ciidanka Daraawiishta Booliiska Soomaaliya oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaanka Xaaji Cali lagu dilay Taliyihii Ururka 3-...
Warkii oo dhan »Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xaalada dhalinayro ku dhibaateysan Libya
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa kula kulmay dalka Liibiya...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo u safray New York si uu ugu ololeeyo kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa u safray magaalada New York ee dalka Mareykanka ...
Warkii oo dhan »Ciidamadii ugu badnaa oo maanta kaabiga ku haaya deegaanka Ruunirgood
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay ku hareersan yihiin deegaa...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo sheegtay in aysan marnaba ka tanaasulidoonin doonisteeda badda cas
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas oo ka dhacay Addis Aba...
Warkii oo dhan »Dagaallo culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta oo ka billowday galbeedka gobolka Siti ee Dowlad degaanka Soomaalida
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Siti ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo maanta u ambabaxay dalka Kuuriyada Koonfureed
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay mag...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo ka hortimid qorshaha ciidanka Itoobiya looga saarayo dalka
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshe ciidamada Itoobiya dalka looga saarayo dhammaadka sanadkan, sid...
Warkii oo dhan »