Wararka Maanta
Raysal Wasaare Xamse oo maanta u ambabaxay dalka Kuuriyada Koonfureed
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay mag...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo ka hortimid qorshaha ciidanka Itoobiya looga saarayo dalka
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshe ciidamada Itoobiya dalka looga saarayo dhammaadka sanadkan, sid...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo ku dadaalaya sii wadida Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa u ololeynaya sii wadida xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, sida lagu sheegay hadal...
Warkii oo dhan »Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada deegaanka Lafoole oo lagu dilay Muqdisho
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay gudaha magaalada Muqdisho guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bul...
Warkii oo dhan »Taliska ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay waqti lasoo afjarayo dagaalka Al-shabaab
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maadeey Sheekh Nuur ayaa sheegay in bishaan Juun ay s...
Warkii oo dhan »Xamse: Ciidamadii aan ugu talo galnay dagaalka Alshabaab waxay kala ilaalinayaan qabaa'ilada dirirsan
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay bilowday inay colaad k...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday gobolka Bari ee Puntland
Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqayn ciidamada Maraykanka ay ka geysteen degaan katirsan dhulka bu...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay iney gacanta ku dhigtay ganacsato macaamil la sameeyay Al-shabaab
Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay shaqsiyaad la sheegay...
Warkii oo dhan »Taliyahii Booliiska degmada Bardaale oo ku geeriyooday dagaal maanta ka dhacay degmadaas
Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo barqanimadii maanta ku dhexmaray gudaha degmad...
Warkii oo dhan »Afhayeenka Booliiska: Kantarool kasta oo kuyaala magaalada Muqdisho waxaa la dhigayaa Eey qaraxyada baara
Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay, in kantaroolada magaalada Muqdisho la dh...
Warkii oo dhan »