Wararka Maanta
Wasiir Fiqi: Waxaan kursiga AU-da kula tartamaynaa Raila Odinga oo doonaya in Soomaaliya ay kala go'do
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin xasaasi ah u diray mucaraadaka dowladdiisa
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Shalay Salaadii Jimcaha kadib khudbad dhinacyo badan ...
Warkii oo dhan »Xasan Sheikh: Soomaaliya waxay diyaar u tahay dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed ee lagu xalin karo ismariwaaga Itoobiya
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay raacdo d...
Warkii oo dhan »Baledweyne oo si weyn looga dareemayo diyaar garowga xaflada Caleema saarka Ugaaska Beelaha Xawaadle
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa saacadahii lasoo dhaafay soo gaaray inta badan Xildhibaanada ...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo wada hadalo ku saabsan mustaqbalka xafiiskeeda UNSOM kula jirta dowladda Soomaaliya
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay wada hadalo kula jiraan dowladda Federaalka Soomaaliya...
Warkii oo dhan »Khabiirka xaquuqul insaanka Soomaaliya oo walaac ka muujisay khilaafka wax ka beddelka dastuurka dalka
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Khabiirka Madaxa Banaan ee QM ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Isha Dyfan oo soo gabagabeysay booqashadeed...
Warkii oo dhan »Beeralayda basasha ee magaalada Godey oo ka cabanaya cudur basasha ka dhigaya mid aan la isticmaali karin
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada Godey ayaa sheegaya in Beeralayda Basasha ee Go...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka hortimid go'aanka DFS ay ku doonayso in la joojiyo shaqada xafiiska UNSOM
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska...
Warkii oo dhan »Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada UNSOM
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in lagu degdegay go’aanka ay Sooma...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo soo qabtay nin xalay dil ka gaystay magaalada Hargaysa
Khamiis, May, 9, 2024 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay wiil ku eedaysan in uu xalay abaaro 11:00 uu wiil kale oo dha...
Warkii oo dhan »