Wararka Maanta

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya :  27 Milyan oo Doollar oo koror ah ayuu sameeyay dakhliga Dowladda 4-ta Bilood ee lasoo dhaafay

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya : 27 Milyan oo Doollar oo koror ah ayuu sameeyay dakhliga Dowladda 4-ta Bilood ee lasoo dhaafay

MAY 08, 2024

Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar'id ku qabtay magaalada Muqdisho...

Warkii oo dhan »
Kenya oo billowday wadahadallo ay Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda Midowga Afrika

Kenya oo billowday wadahadallo ay Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda Midowga Afrika

MAY 08, 2024

 Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Kenya ayaa billowday wadahadallo ay Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Mido...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse oo magaalada Nairobi kulan kula qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya

Raysal Wasaare Xamse oo magaalada Nairobi kulan kula qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya

MAY 08, 2024

 Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Nairobi ee...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dad rayid ah lala beegsaday duqeymo ay geysteen diyaaradaha Turkigu

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dad rayid ah lala beegsaday duqeymo ay geysteen diyaaradaha Turkigu

MAY 08, 2024

 Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin wax khasaare oo dad rayid ah oo ka dhashay duqeymo ah ay geysteen ...

Warkii oo dhan »
Amnesty oo sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay duqeymo uu Turkiga ka geystay Soomaaliya

Amnesty oo sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay duqeymo uu Turkiga ka geystay Soomaaliya

MAY 08, 2024

 Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Amnesty International ayaa sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay labo weerar oo ka dhacay Soomaaliya oo loo ade...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta shir laba geesood ah ku yeeshay magaalada Nairobi

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta shir laba geesood ah ku yeeshay magaalada Nairobi

MAY 07, 2024

 Talaado, May, 7, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad ka jeediyay shir laba gees...

Warkii oo dhan »
30 dal oo Africaan ah oo taageeray musharaxa Soomaaliya u wadato guddoomiyaha Midowga Afrika

30 dal oo Africaan ah oo taageeray musharaxa Soomaaliya u wadato guddoomiyaha Midowga Afrika

MAY 07, 2024

 Talaado, May, 7, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Islaamka (OI...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Nairobi

Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Nairobi

MAY 07, 2024

 Talaado, May, 7, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dal...

Warkii oo dhan »
Dowlada Fedaraalka oo ka digtay dhibaatooyin ka dhici kara 10 cisho gudahood gobolo ka mid ah dalka

Dowlada Fedaraalka oo ka digtay dhibaatooyin ka dhici kara 10 cisho gudahood gobolo ka mid ah dalka

MAY 07, 2024

 Talaado,  May, 7, 2024 (HOL) - Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino hor leh ku aadan...

Warkii oo dhan »
107 Muhaajiriin ah oo u badan Soomaali oo xoog looga soo furtay xabsiyo kuyaala Libya

107 Muhaajiriin ah oo u badan Soomaali oo xoog looga soo furtay xabsiyo kuyaala Libya

MAY 07, 2024

 Talaado, April, 7, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal ko...

Warkii oo dhan »