Wararka Maanta
Puntland oo qabatay hub sharci darro ah iyo shabakad looga shakisan yahay burcad badeed
Sabti, April, 4, 2024 (HOL) - Ciidamada badda Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub sharci darro ah iyo shabakad looga shakisan yaha...
Warkii oo dhan »Sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Sabti, April, 4, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay magaalada Muqdisho Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliisk...
Warkii oo dhan »Ciidamada amaanka oo gacanta kusoo dhigay nin Maanta Xaaskiisii hore ku dilay Muqdisho
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa goordhaw gacanta kusoo dhigay nin maanta ku dilay Xaaskiisii hore deega...
Warkii oo dhan »Wasiir Daa'uud Aweys "Waxaa naga go’an Ilaalinta Xorriyadda Saxafiga iyo xaqa Xog helista”
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys jaamac ayaa ugu hamba...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan dil loo geystay Wiil yar
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca qaaday iney gacanta ku soo dhigeen rag ku eedeysan dil ay ...
Warkii oo dhan »Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Xabsi ku yaala dalkaas ku booqday Soomaali ku xiran
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Safiirka cusub ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqday mid k...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo Kooxda Al-shabaab oo ka saaray deegaano hoostaga degmada Mahadaay
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab k...
Warkii oo dhan »Barakac xoogan oo maalintii labaad ka socda magaalada Baledweyne
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Waxaa sii kordhaya dadka isaga barakacaya qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Warkii oo dhan »Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan caddaaladda oo dhexmaray Soomaliya iyo Tuirkiga
Khamiis, April, 2, 2024 (HOL) - Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay heshiis dhinaca caddaaladda ah oo ay k...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay la safan doonto Waddamada Bariga hadii ay taageero buuxda ka waydo Reer Galbeedka
Khamiis, April, 2, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku taha...
Warkii oo dhan »