Wararka Maanta

Waddamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiis Itoobiya iyo Somaliland

Waddamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiis Itoobiya iyo Somaliland

MAY 01, 2024

Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Waddamada ku midoobay Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Azerbaijan ayaa waxay cadde...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo ka hadashay wakhtiga la dhamaystirayo heshiiska ay Itoobiya la galayso

Somaliland oo ka hadashay wakhtiga la dhamaystirayo heshiiska ay Itoobiya la galayso

APR 30, 2024

 Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in muddo 2 billood gudahood ah lagu dhamaystiri doono heshiiska ay la galay...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo si weyn uga horyimid qorshe ay wado Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo si weyn uga horyimid qorshe ay wado Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka

APR 30, 2024

 Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa uga digay Wasaaradda Cadaaladda ...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse : Been sheegi mayno, Teendho dambe Soomaali isku dooran mayso

Raysal wasaare Xamse : Been sheegi mayno, Teendho dambe Soomaali isku dooran mayso

APR 30, 2024

Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, in Soomaaliya aysan dib dambe ugu laaban doo...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dil Muqdisho loogu geystay wiil dhalinyaro ahaa

Faahfaahino kasoo baxaya dil Muqdisho loogu geystay wiil dhalinyaro ahaa

APR 30, 2024

 Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Saldhiga degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kus...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Shuute "Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha, qofkii dil geysta cidiisa ayaa lagu dhex toogana"

Guddoomiye Shuute "Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha, qofkii dil geysta cidiisa ayaa lagu dhex toogana"

APR 30, 2024

 Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo howlo nabadeyn ah u joog...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo oo ku eedeysay Somailand inay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag

SSC Khaatumo oo ku eedeysay Somailand inay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag

APR 30, 2024

 Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay Somaliland inay colaad sokeeye ka hurinayaan degaanada gobolka Sanaag, k...

Warkii oo dhan »
Qarax lagusoo qariyay gaari Dameer oo shan qof Ku dilay magaalada Ceelwaaq

Qarax lagusoo qariyay gaari Dameer oo shan qof Ku dilay magaalada Ceelwaaq

APR 30, 2024

 Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Shan qof ayaa ku geeriyooday, shan kalena si xun ayay ugu dhaaacmeen qarax lagusoo qariyay gaari dameer, kaasoo...

Warkii oo dhan »
In ka badan 300 oo neef oo Biriq ku dishay gobolka Hiiraan

In ka badan 300 oo neef oo Biriq ku dishay gobolka Hiiraan

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya tuulada Teedaan oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa she...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo u mahadcelisay sanatar ka tirsan Koongraska Maraykanka oo ku baaqay in Somaliland lala macaamilo

Somaliland oo u mahadcelisay sanatar ka tirsan Koongraska Maraykanka oo ku baaqay in Somaliland lala macaamilo

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa u mahacelisay Sanatar James E Risch oo ka tirsan Guddida Arrimaha Dibadda Koongaraska Maraykanka...

Warkii oo dhan »