Wararka Maanta
Maraykanka oo dib u qiimeyn ku sameyndoona taageerada uu siiyo ciidanka Danab
Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u qiimeyn ku sameyn doonto xiriirkooda iyo wadashaqeyntooda Ciidanka si...
Warkii oo dhan »Aabe iyo caruurtiisa oo ku geeriyooday qarax uu ku diyaarinaayay gurgiisa oo ku yaala Ceelasha biyaha
Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay ka dhacay guri ku yaala deegaanka Ceelasha biyaha ee duul...
Warkii oo dhan »Taliyaha Hay'adda Nabadsugida oo si adag uga hadlay dagaal beeleedyada iyo isbaarooyinka la dhigto
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Taliyaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si ...
Warkii oo dhan »Guddiga difaaca baarlamanka oo kulan daah furan ugu yeeray wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha xoogga dalka
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay kulan daahfuran la yeelan doonaan wasiirka Gaashaandhi...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay isisoo dhiibeen boqol katirsan Shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay horjoogayaal katirsan Alshabaab, kuwaas oo iskusoo dhiibay gacanta dowladd...
Warkii oo dhan »Kooxda Al-shabaab oo sheegtay iney Muqdisho ku dishay Xildhibaan hore
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xalay xaafad ka tirsan degmadaas l...
Warkii oo dhan »Doolow: Hay’adda Maaraynta masiiboobyinka oo Jawaanno ciid u adeegsanaysa ka hortagga fatahaada webiga Jubba
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SODMA), ayaa wajahaysa dhaleeceyn baahsan oo baraha bulshada kasoo gaartay, k...
Warkii oo dhan »Wabiga Shabeelle oo laga cabsi qabo inuu Fatahaad ka sameeyo magaalada Baledweyne
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhowrkii saacadood ee la...
Warkii oo dhan »Xubno katirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo xabsiga la dhigay
Jimco, April, 26, 2024 (HOL) - 3 xubnood oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa, ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay ka hor yimaadeen qors...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo sheegtay in heshiis laga gaaray colaaddii ka taagnayd degmada Diinsoor
Jimco, April, 26, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xal laga gaaray colaad labo beelood ku dhex ...
Warkii oo dhan »