Wararka Maanta

Faahfaahino kasoo baxaya weerar Al-shabaab ku qaaday deegaanka Xawaadleey

Faahfaahino kasoo baxaya weerar Al-shabaab ku qaaday deegaanka Xawaadleey

APR 24, 2024

 Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar kooxda Al-shabaab ku qaaday fariisimo ciidanka dowladda iyo kuwa ATMI...

Warkii oo dhan »
21 qof oo Ethiopian ah oo ku geeriyooday Doon kula degtay xeebaha Jabuuti

21 qof oo Ethiopian ah oo ku geeriyooday Doon kula degtay xeebaha Jabuuti

APR 24, 2024

 Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Dooni ay saarnaayeen 77 qof ayaa ku degtay xeebaha dalka Jabuuti Talaadadii, waxaana ku dhintay 21 Itoobiyaan ah...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo 3 milyan oo dollar ugu deeqday Soomaaliya si ay ula dagaallamaan fatahaadaha la filayo

Qaramada Midoobay oo 3 milyan oo dollar ugu deeqday Soomaaliya si ay ula dagaallamaan fatahaadaha la filayo

APR 24, 2024

 Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Sanduuqa gargaarka bini'aadantinimo ee Soomaaliya ee ay taageeraan deeq-bixiyayaasha caalamiga ah (SHF), oo loog...

Warkii oo dhan »
Duqeyn dhulka lagula simay Guri kooxda Al-shabaab ku shirayeen oo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Duqeyn dhulka lagula simay Guri kooxda Al-shabaab ku shirayeen oo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

APR 24, 2024

 Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa saaxibada Caalamka oo is kaashanaya ayaa saacadahii lasoo dhaafay du...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka shiray sidii loo soo afjari lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka shiray sidii loo soo afjari lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

APR 24, 2024

 Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan saa...

Warkii oo dhan »
Kenya oo Soomaaliya la galaysa heshiis ku saabsan Qaadka

Kenya oo Soomaaliya la galaysa heshiis ku saabsan Qaadka

APR 24, 2024

Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Horumarinta Beeraha Kenya MKithika Linturi, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay la saxiixan doonto Soomaaliya h...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay dhaqan galinta heshiiska difaaca ee Turkiga iyo Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay dhaqan galinta heshiiska difaaca ee Turkiga iyo Soomaaliya

APR 23, 2024

 Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda  iyo Danjir...

Warkii oo dhan »
Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo kusoo xiranaya dekeda Muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo kusoo xiranaya dekeda Muqdisho

APR 23, 2024

 Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Kemalreis ayaa maanta ku soo xiri doona dekedda ...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo ka hadashay cida dishay aqoonyahan Cabdinaasir Dahable

Somaliland oo ka hadashay cida dishay aqoonyahan Cabdinaasir Dahable

APR 23, 2024

 Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in uu amray dilka aqoonyaha...

Warkii oo dhan »
Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay Shabakad si sharci darro ah ku buufineysay Bajaajyada

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay Shabakad si sharci darro ah ku buufineysay Bajaajyada

APR 23, 2024

Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Ciidanka Boliiska gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhi...

Warkii oo dhan »