Wararka Maanta

Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku riday koox dhac ka geysatay Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku riday koox dhac ka geysatay Muqdisho

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday koox ka kooban afar ruux oo ...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse oo Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalalka Bariga Afrika

Raysal wasaare Xamse oo Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalalka Bariga Afrika

APR 21, 2024

Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa magaalada ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay in Turkigu shidaal baaris ka sameynayo Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay in Turkigu shidaal baaris ka sameynayo Soomaaliya

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqidda Turkiga uu ku dhawaqay inuu baaris shidaal ka sameynayo Soom...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo cayimay wakhtiga doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada

Madaxweynaha Somaliland oo cayimay wakhtiga doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku dhawaaqay in doorashooyinka madaxtooyada iyo axsaabta siyaasadu...

Warkii oo dhan »
Wiil walaalkiis ka yaraa si argagax leh ugu dilay gudaha magaalada Baledweyne

Wiil walaalkiis ka yaraa si argagax leh ugu dilay gudaha magaalada Baledweyne

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya dil naxdin badan oo gabal dhacii Shalay ka dhacday xaafada Howlwadaag ee ma...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo oo ugu baaqday hay'addaha ka shaqeeya deegaanadeeda in ay is diwaangaliyaan

SSC Khaatumo oo ugu baaqday hay'addaha ka shaqeeya deegaanadeeda in ay is diwaangaliyaan

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Wasaraadda Qorsheynta, Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ee SSC-Khaatumo (MoPDIC) ayaa digniin u dirtay Hay’a...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo si cadho leh uga jawaabtay warmurtiyeed kasoo baxay waddamada G7

Somaliland oo si cadho leh uga jawaabtay warmurtiyeed kasoo baxay waddamada G7

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay warmurtiyeed ka soo baxay waddamada G7, oo Somaliland ku tilmaa...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Racfaanka oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo dhageysiga dacwada Sayid cali Macalin Daa'uud

Maxkamadda Racfaanka oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo dhageysiga dacwada Sayid cali Macalin Daa'uud

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa shaacisay in maanta oo Axad ah ay bilaabaneyso dhageysiga dacwada loo h...

Warkii oo dhan »
Daacish oo shaacisay inay dishay 50 xubnood oo Shabaab ah oo ay ku jiraan taliyayaal muhiim ah

Daacish oo shaacisay inay dishay 50 xubnood oo Shabaab ah oo ay ku jiraan taliyayaal muhiim ah

APR 21, 2024

 Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku qaadeen xarumaha kooxda Alshabaab ee gudaha Soom...

Warkii oo dhan »
Muqdisho: Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo maanta laga dhex helay gaari nooca aan xabada karin

Muqdisho: Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo maanta laga dhex helay gaari nooca aan xabada karin

APR 20, 2024

Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Gaari nooca aanan xabada karin oo ku xareysnaa Xero gaadiidka la dhigo oo ku taala agagaarka Tiyaatarka qaranka ee maga...

Warkii oo dhan »