Wararka Maanta

Shil naxdin badan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay Muqdisho

Shil naxdin badan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay Muqdisho

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay agagaarka xerada ciidamada cirka ...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Banaadir iyo Hay'addaha amaanka oo ka shiray amniga Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir iyo Hay'addaha amaanka oo ka shiray amniga Muqdisho

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka qabsoomay shir gaar ah oo looga hadlaayay amaanka guu...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Soomaaliya shidaal baaris ka sameynayo sanadka 2025

Turkiga oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Soomaaliya shidaal baaris ka sameynayo sanadka 2025

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa ku dhawaaqay in sanadka 2025 uu ...

Warkii oo dhan »
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqday xiliga la qabanayo doorashada madaxtooyada

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqday xiliga la qabanayo doorashada madaxtooyada

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqday in doorashooyinka isa saaran ee madaxtooyada iyo axsaabta si...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo ku guuleysatay iney kala qaado maleeshiyo beeleed ku dagaalamay Diinsoor

Koonfur Galbeed oo ku guuleysatay iney kala qaado maleeshiyo beeleed ku dagaalamay Diinsoor

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda amniga maamulkaas ayaa u t...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo mar kale caalamka u sheegtay in aysan diyaar u ahayn inay wada hadal la gasho Ethiopia

Soomaaliya oo mar kale caalamka u sheegtay in aysan diyaar u ahayn inay wada hadal la gasho Ethiopia

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay mar kale ku caddaysay in aysan wada hadal la geli d...

Warkii oo dhan »
Waddamada G7 oo ku baaqay in la taageero Soomaaliya, iyagoo walaac ka muujiyay heshiiska Ethiopia iyo Somaliland.

Waddamada G7 oo ku baaqay in la taageero Soomaaliya, iyagoo walaac ka muujiyay heshiiska Ethiopia iyo Somaliland.

APR 20, 2024

 Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Shir ay yeesheen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka G7 ayaa waxay walaac ka muujiyeen heshiiskii Is-afgaradka ...

Warkii oo dhan »
Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh uu isugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada dalka oo baaqday

Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh uu isugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada dalka oo baaqday

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Shirkii golaha wadatashiga qaranka ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan She...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Galmudug oo balan qaad muhiim ah u sameeyay dadka dagan dhulka dab damiska

Madaxweynaha Galmudug oo balan qaad muhiim ah u sameeyay dadka dagan dhulka dab damiska

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa Galabta hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Somaliland: Saddex caruura oo walaalo ah oo ku dhintay daad qaaday

Somaliland: Saddex caruura oo walaalo ah oo ku dhintay daad qaaday

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Saddex caruura oo walaalo ah ayaa geeriyooday kadib markii uu daad ku qaaday deegaanka Xididaley ee Gobolka Saaxi...

Warkii oo dhan »