Wararka Maanta

Midowga Yurub oo ansixiyay $116.9m si kor loogu qaado ammaanka Soomaaliya

Midowga Yurub oo ansixiyay $116.9m si kor loogu qaado ammaanka Soomaaliya

APR 18, 2024

 Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas'uuliy...

Warkii oo dhan »
Galmudug oo sheegtay in kooxda Al-shabaab gabaabsi ku tahay deegaanadeeda

Galmudug oo sheegtay in kooxda Al-shabaab gabaabsi ku tahay deegaanadeeda

APR 17, 2024

 Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay haat...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga ee Caasimadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga ee Caasimadda

APR 17, 2024

 Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Xasan Sheekh Maxamuud a...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka

Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka

APR 17, 2024

 Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay Orodyahan guul weyn u soo hooyay Soomaaliya

Raysal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay Orodyahan guul weyn u soo hooyay Soomaaliya

APR 17, 2024

 Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya laba qof oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya laba qof oo lagu dilay magaalada Muqdisho

APR 17, 2024

Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qof oo shacab ahaa oo lagu dilay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kadi...

Warkii oo dhan »
Puntland oo qaaddacday shirka golaha wadatashiga ee uu shaaciyay madaxweyne Xasan Sheikh

Puntland oo qaaddacday shirka golaha wadatashiga ee uu shaaciyay madaxweyne Xasan Sheikh

APR 17, 2024

 Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeera...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo shir isugu yeeray madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Madaxweyne Xasan Sheikh oo shir isugu yeeray madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

APR 17, 2024

 Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed i...

Warkii oo dhan »
Fannaanada Ugbaad Aragsan oo Hargaysa lagu xidhay

Fannaanada Ugbaad Aragsan oo Hargaysa lagu xidhay

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi 'Ugbaad Aragsan', oo lagu eedeeya...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Cali Fahle "Ma ogolin wiilasha iyo gabdhaha isku niikinaya ee habeenkii ee u soo caweys taga degmada Hodan"

Guddoomiye Cali Fahle "Ma ogolin wiilasha iyo gabdhaha isku niikinaya ee habeenkii ee u soo caweys taga degmada Hodan"

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho Cali Fahle ayaa soo saaray amaro ku socda hoteelada iyo maqaay...

Warkii oo dhan »