Wararka Maanta

Turkiga oo sheegay inuu si degdeg u bilaabayo tababarkii uu siin jiray ciidamada Haramacad

Turkiga oo sheegay inuu si degdeg u bilaabayo tababarkii uu siin jiray ciidamada Haramacad

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa sheegay inuu si degdeg ah u bilaabayo tababarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan bool...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo tababar ugu dirtay dalka Turkiga ciidan lagu soo xulay sharuudo gaar ah

Dowladda Fedaraalka oo tababar ugu dirtay dalka Turkiga ciidan lagu soo xulay sharuudo gaar ah

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay dugsiyada tababarka ciida...

Warkii oo dhan »
Ethiopia oo maraakiib waaweyn kasoo iibsanaysa Shiinaha

Ethiopia oo maraakiib waaweyn kasoo iibsanaysa Shiinaha

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Shirkadda adeegga maraakiibta iyo saadka ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay wadahadal la yeelatay shirkadaha S...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galeysa magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galeysa magaalada Washington ee dalka Mareykanka

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ...

Warkii oo dhan »
Burcad badeeddii haystay markabka MV Abdullah oo xaqiijiyay inay qaateen $5 million oo madax furasho ah

Burcad badeeddii haystay markabka MV Abdullah oo xaqiijiyay inay qaateen $5 million oo madax furasho ah

APR 16, 2024

 Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab ay afduubteen oo lagu magacaabo MV Abdullah, kadib mar...

Warkii oo dhan »
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay in baaris lagu hayo koontooyin ganacsi oo u furan Somali Journalists Syndicate

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay in baaris lagu hayo koontooyin ganacsi oo u furan Somali Journalists Syndicate

APR 15, 2024

 Isniin, April, 15, 2024 (HOL) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa shaaciyay inuu baaris iyo fatashaad ku haayo koontooyin ganacsi oo...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo difaacay xiriirka uu la leeyahay dalka Ethiopia

Maamulka Puntland oo difaacay xiriirka uu la leeyahay dalka Ethiopia

APR 15, 2024

 Isniin, April, 15, 2024 (HOL) - Puntland ayaa difaacday xiriirka ay la leedahay dowladda Ethiopia, iyadoo tilmaamtay in dowladda Federaalka Soom...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Muuse Salaad "Gacan bir ah ayan ku qaban doona kuwa doonaya iney sumcad dilaan magaca ciidanka Macawiisleeyda"

Guddoomiye Muuse Salaad "Gacan bir ah ayan ku qaban doona kuwa doonaya iney sumcad dilaan magaca ciidanka Macawiisleeyda"

APR 15, 2024

 Isniin, April, 15, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabeelle Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag uga hadlay falal amaan d...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

APR 15, 2024

 Isniin, April, 15, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan galinkii dambe ee Shalay ku dhexmaray inta u dhaxeysa magaaloo...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya: Colaadda Bariga Dhexe waxay khatar ku tahay xasiloonida iyo nabadda adduunka

Soomaaliya: Colaadda Bariga Dhexe waxay khatar ku tahay xasiloonida iyo nabadda adduunka

APR 15, 2024

 Isniin, April, 15, 2024 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si aad ah uga walaacsan tahay colaadda Bariga Dhexe, waxayna s...

Warkii oo dhan »