Wararka Maanta
Kulan dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Shariif Sheikh Axmed oo natiijo la'aan kusoo dhamaaday
Sabti, April, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in uusan wax natiijo ah kasoo bixin kulan mag...
Warkii oo dhan »Taliyaha ciidanka xoogga oo ku dhawaaqay inuu dib u bilaabanayo howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab
Sabti, April, 13, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin ayaa shaaca ka qaaday in dib u ...
Warkii oo dhan »Kenya oo maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu doonayay inuu Daacish ka aas aaso Kenya
Sabti, April, 13, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu yahay hoggaamiyihii ugu muhiimsanaa kooxda Daacish...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay in madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay kawada hadleen heshiis ku saabsan badda
Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in kulankii dhexmaray madaxweyne Xasan Sheikh iyo dhiggiisa madaxweynaha Kenya ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku gacan sayrtay heshiis dhinaca badda ah oo ay soo jeedisay Kenya
Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay hadal ka soo yeeray xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Kenya, Korir Sing'oei, k...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay tirada Shabaabka lagu dilay weerarkii Baar Sanguuni
Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Illaa 27 ka tirsan dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee...
Warkii oo dhan »Todobo cishe kadib go'aankii dowladda ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn
Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Waqtigii ay dowladda federaalka Soomaaliya u qabatay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka G...
Warkii oo dhan »Kenya oo soo jeedisay heshiis Ethiopia ay deked ganacsi uga heli karto biyaha Soomaaliya
Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa soo jeedisay heshiis dhinaca badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhaxaysa Itoobiya iyo So...
Warkii oo dhan »Soo laabashada burcad badeedda Soomaalida oo walaac weyn ku abuuray qulqulka badeecadaha xorta ah
Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Guud ahaan 33 dhacdo oo burcad badeed oo loo geystay maraakiibta ganacsiga, ayaa laga diiwaan galiyay caalamka sadexdii...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay ineysan jirin khatar amni oo ka jirta Muqdisho
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay ciidam...
Warkii oo dhan »