Wararka Maanta
Faahfaahin ku saabsan safarka madaxweyne Xasan Sheikh uu maanta ku tagay magaalada Nayroobi
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo hal maalin ah ku tagay magaladda Nairobi ...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo xubno badan Al-shabaab uga dilay Jubbada Hoose
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa fashiliyay weerar kooxda Al...
Warkii oo dhan »Puntland: Haddii Soomaaliya ay kala tagto waxaa masuuliyaddeeda qaadaya madaxweyne Xasan Sheikh
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bed...
Warkii oo dhan »ATMIS oo sheegtay inay ka go'an tahay la shaqaynta DFS xilli Soomaaliya ay doonayso howlgal cusub
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Howlgalka kumeel gaarka ah ee nabad ilaalinta Soomaaliya (ATMIS), ayaa sheegay inuu wadi doono wada shaqeynta D...
Warkii oo dhan »Hiiraan State iyo Hirshabeelle oo kala magacaabay guddi baaris ku sameynaya dhibaatooyin ka dhacay Baledweyne
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Guddoomiyaasha gobolka Hiiraan ee maamulada is diidan hadana kuwada sugan aqalo isku muuqda oo ku yaala gudaha ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo balan qaad muhiim ah u sameeyay Caruurta Agoonta ee Ciidamada Qalabka Sida
Arbaco, April, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta munaasabadda maalinta koowaad ee f...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi: Wasiirkii shalay Gini xidhiidhka u jaray ayaa maanta leh Xamar waan ka go'ay
Arbaco, April, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay cadaawad ay kaga soo horjeedo mad...
Warkii oo dhan »Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd
Arbaco, April, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kula...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran
Arbaco, April, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dim...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee NISA iyo Agaasimahii hore
Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kaga qeyb galay munaasaba...
Warkii oo dhan »