Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay maraakiibta jarriifka kawada haya xeebaha Soomaaliya
Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dhammaan shirkadaha kalluu...
Warkii oo dhan »Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo gaaray heshiis is afgarad ah
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - War-murtiyeed wadajir ah ayaa laga soo saaray booqashadii rasmiga ahayd ee Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaal...
Warkii oo dhan »Horjooge ka tirsan Al-shabaab iyo xubno kale oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa Xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Hanti wadaag ee gobolka Shabeellaha ...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ka digtay halis ka dhalan karta daadka roobabka Guga ee dalka ka curtay
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa soo saartay digniino ku aadan cabsi laga q...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo kulan ku yeeshay dalkaas
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula qaatay dalka Boqort...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasii...
Warkii oo dhan »Askar fannaan reer Jigjiga ah Hargaysa ku xidhay oo xabsiga loo taxaabay
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa xabsiga dhigay 4 askari oo shalay si xoog ah Hargaysa ugu xidhay fannaan reer Jig...
Warkii oo dhan »Darawal mooto bajaaj oo magaalada Garowe ku dilay askari katirsan ciidanka Puntland
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane loo haysto inuu magaalada Garowe ee caasimadda Puntla...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada oo xukuno adag ku riday Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa iyo kooxdiisa
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Taliyahii Saldhiga B...
Warkii oo dhan »Ciidamada Amaanka Somaliland oo si xoog ah Hargaysa ugu xidhay fannaan reer Jigjiga ah
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa si xoog ah Hargaysa ugu qabtay fannaan reer Jigjiga ah oo lagu magacaabo Maxamed Xusee...
Warkii oo dhan »