Wararka Maanta
Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo shaaciyay Musuqmaasuq ka jira Safaaradda Soomaaliya ee dalka Cumaan
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qara...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay weerarkii saakay ka dhacay degmada Balcad
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah looga bixiyay weerar kooxda A...
Warkii oo dhan »Meydka Samafale Turki ah oo ku geeriyooday qarax lagula eegtay duleedka Muqdisho oo loo qaaday dalkiisa
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Maydka samafale Turki ah oo naftiisa ku waayay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho ayaa loo diray dalkiisa Turkiga s...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya weerar qaraxyo ku bilaawday oo lagu qaaday degmada Balcad
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo kooxda Al-shabaab ay ku qaaday aroornimadii hore ee saakay bar...
Warkii oo dhan »Wasiir Xaange: Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah oo aan waxba diidi Karin
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxwey...
Warkii oo dhan »Kumanaan qoys oo isaga barakacay degaanada Koonfurta Mudug oo Shabaabku dib u qabsadeen
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - In ka badan saddex kun oo qoys ayaa isaga barakacay degaanada Bacaadweyne, Xinlabi, Caad iyo Camaara, ka dib marki...
Warkii oo dhan »Nin Somali-Swedish oo wajahaya maxkamadayn ku saabsan dil uu u geystay haweeney saaxiibtiis ahayd
Jimco, April, 5, 2024 (HOL) - Haweeney 20 jir ahayd oo uur leh, oo lagu magacaabo Saga Forsgren Elneborg, ayaa laga helay maydkeeda gurigeeda oo...
Warkii oo dhan »Wiil dhallinyaro ah oo lagu dilay magaalada Laascaanood
Jimco, April, 5, 2024 (HOL) - Booliiska magaalada Laascaanood oo gacanta kusoo dhigay 2 eedaysane oo dil toogasho ah u gaystay will dhallinyaro ...
Warkii oo dhan »Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday xadka Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe
Jimco, April, 5, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka oo garab ka helaya Saaxiibada Caalamka ayaa howl...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo amartay in Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya inuu dalka uga baxo mudo 72 saacadood ah
Jimco, April, 5, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay talaabooyin dibl...
Warkii oo dhan »