Wararka Maanta
Itoobiya oo sheegtay inay doonayso inay xiriir dhow la yeelato Puntland
Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arga, ayaa magaalada Addis Ababa kusoo dhoweeyay wafd...
Warkii oo dhan »Cabdiraxmaan Cabdihshakuur: Waa nasiib darro weyn in muwaadin Soomaaliyeed shaqada looga saaro fikirtiisa xorta ah
Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa nasiib darro k...
Warkii oo dhan »Nabadoon Caan ahaa oo lagu dilay duuleedka magaalada Jowhar
Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay kooxo hubeysan ay ugu geysteen duuleedka magaalada Jowhar Nabadoo...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Waxaa la soo afjaray dilalkii loo geysan jiray Wiilasha Bajaajlayaasha Muqdisho"
Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda F...
Warkii oo dhan »Kenya oo sheegtay inuu sii xirnaan doono xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya
Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan mar dhow dib u furi doonin xaduudka ay la wadaagto Soomaaliya.newsinsideKe...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo tababar usoo xirtay cutubyo katirsan ciidamadeeda badda
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa tababar usoo xirtay cutubyo ka tirsan ciidamadeeda badda Itoobiya oo la baray xirfado la...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Banaadir oo gubay dawooyinka maanka dooriya
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa goob fagaare ah ku gubay dawooyinka maanka dooriya ee ay dhallinyaradu ku isticm...
Warkii oo dhan »Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka deegaanka Xinlabi
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Ciidamada difaaca dadweynaha ee ku sugan deegaanka Xinlabi ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiib...
Warkii oo dhan »Aden Faarax oo loo magacaabay mid kamid ah xilalka u sarreeya Dowladda Itoobiya
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Aden Faarax u magacaabay Madaxa Xaf...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Waqti uma hayno is qabqabsi mudo 40 sano ku dhaw ayaan isku haysanay looma dhamo iyo ana ka maqna"
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale si faahfaahsan uga hadlay ansi...
Warkii oo dhan »