Wararka Maanta
Kenyaanka ku jira Shabaab oo walaac ka muujinaya soo bandhigidda wajiyadooda
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Dagaalamayaasha ajaanibta ee kooxda Alshabaab ayaa ka cabanaya inay caddaalad darro kala kulmayaan Shabaaabka d...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo digniin kasoo saartay waxyeelo ka dhalan karta roobab la filayo iney dalka ka da'aan
Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Hay'adda maareynta musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa maanta soo saartay digniino ku aadan roobabk...
Warkii oo dhan »NISA oo Baydhabo ku soo bandhigtay Al-shabaab badan oo isku soo dhiibay
Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Ciidanka hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta magaalada Baydhabo ee...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo safar aan la shaacin ugu ambo baxay magaalada Xarardheere
Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku lebisan tuutaha ciidanka xoogga dalka, ayaa safar aan la shaacin ugu ambo...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo heshay 1.4 milyan oo ah tallaalka daacuunka
Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa heshay 1.4 milyan oo ah tallaalka daacuunka afka laga qaato oo qiimihiisu yahay 2...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay: Mustaqbalka Soomaaliya wuxuu ku jiraa halis
Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay mustaqbalka Soomaaliya inuu halis ku jiro....
Warkii oo dhan »Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay rag ka tirsan Al-shabaab oo Bambooyin ku hubeysnaa
Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa gacanta ku dhigay laba nin oo ka tirsan ko...
Warkii oo dhan »Beesha caalamka oo soo dhoweysay dib u eegista dastuurka Soomaaliya
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Beesha caalamka ayaa bogaadisay soona dhoweysay dib u eegista dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya, iyagoo ku...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo saxiixay nuqulka wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay nuqulka rasmiga ah ee wax ka beddelka cutubyada 1aad,...
Warkii oo dhan »Faahfaahin ku saabsan kulan Garowe ku dhexmaray madaxweyne Deni iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing ayaa magaalada Garoowe kulan albaaba...
Warkii oo dhan »