Wararka Maanta

Farmaajo iyo Shariif oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Seikh inuu dhegaha ka furaystay baaqyadoodii

Farmaajo iyo Shariif oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Seikh inuu dhegaha ka furaystay baaqyadoodii

MAR 29, 2024

 Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxwey...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in la xoojiyo dadaallada difaaca iyo ka hortagga argagixisada

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in la xoojiyo dadaallada difaaca iyo ka hortagga argagixisada

MAR 29, 2024

 Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao a...

Warkii oo dhan »
Wasiirka dastuurka Soomaaliya: Geeddi socodka ummadda Soomaaliyeed la hayste uma noqon karo diidmada Puntland

Wasiirka dastuurka Soomaaliya: Geeddi socodka ummadda Soomaaliyeed la hayste uma noqon karo diidmada Puntland

MAR 29, 2024

 Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka dastuurka iyo caddaaladda xukuumadda Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud ayaa sheegay in wax wadatashi ...

Warkii oo dhan »
Bangiga Adduunka oo digniin adag u diray dowladda federaalka Soomaaliya

Bangiga Adduunka oo digniin adag u diray dowladda federaalka Soomaaliya

MAR 29, 2024

 Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Bankiga Adduunka ayaa digniin u diray dowladda Soomaaliya, digniintaas oo ku aaddan dib u dhaca ku yimaada soo g...

Warkii oo dhan »
Senator Faroole oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu beddelay dastuurkii Soomaali heshiiska ku ahayd

Senator Faroole oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu beddelay dastuurkii Soomaali heshiiska ku ahayd

MAR 29, 2024

 Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Senator Cabdiraxmaan Faroole, madaxweynihii hore ee Puntland, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu ...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Emirates oo beeniyay in ay isku dhici gaadheen diyaaraha Emitares iyo Ethiopian Airlines

Soomaaliya iyo Emirates oo beeniyay in ay isku dhici gaadheen diyaaraha Emitares iyo Ethiopian Airlines

MAR 28, 2024

 Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Dowlada Soomaaliya iyo shirkada diyaaradaha ee Emitrates ayaa labadooduba waxba kama jiraan ku tilmaamay war a...

Warkii oo dhan »
Magaalada Caabudwaaq oo Maanta lagu toogtay ninkii dilay Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan

Magaalada Caabudwaaq oo Maanta lagu toogtay ninkii dilay Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan

MAR 28, 2024

 Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Waxaa maanta lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin dhawaan si bareer ah ...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka labadiisa aqal oo maanta loo qeybiyay nuqulka wax ka beddelka dastuurka

Baarlamaanka labadiisa aqal oo maanta loo qeybiyay nuqulka wax ka beddelka dastuurka

MAR 28, 2024

 Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Baarlamaanka dowlaldda Federaalka Soomaaliya labadiisa gole ayaa maanta loo qaybiyay nuqulka u dambeeya ee soo...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe oo cambaareeyay mawqifka dowlada Jabuuti ee isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

Faysal Cali Waraabe oo cambaareeyay mawqifka dowlada Jabuuti ee isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

MAR 28, 2024

 Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Guddoomiya xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa cambaareeyay mawqifka ay dowlada Ja...

Warkii oo dhan »
Alshabaab oo sheegtay inay gacanta ku dhigeen diyaaradaha wax basaasa ee Drone-ka

Alshabaab oo sheegtay inay gacanta ku dhigeen diyaaradaha wax basaasa ee Drone-ka

MAR 28, 2024

 Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay diyaarad aan duuliye lahayn oo ay sheegtay inay basaa...

Warkii oo dhan »