Wararka Maanta

Soomaaliya oo soo dhaweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee xabbad-joojinta degdegga ah ee Gaza

Soomaaliya oo soo dhaweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee xabbad-joojinta degdegga ah ee Gaza

MAR 26, 2024

 Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku baa...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in Hay'adda Duulista Rayid Soomaaliyeed ay sababi gaadhay shil diyaaradeed

Somaliland oo sheegtay in Hay'adda Duulista Rayid Soomaaliyeed ay sababi gaadhay shil diyaaradeed

MAR 26, 2024

Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Hay'adda Duulimaadyada Somaliland ayaa markale sheegtay in hagayaasha diyaarada ee Muqdisho ay sababi gaadheen in ay...

Warkii oo dhan »
Kooxda Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ka fulisay deegaanka Daarunicma

Kooxda Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ka fulisay deegaanka Daarunicma

MAR 26, 2024

Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay we...

Warkii oo dhan »
Wanlaweyn: Nin Xaaskiisii hore oo Caruur u dhashay ku dilay oo isna toogasho lagu dilay

Wanlaweyn: Nin Xaaskiisii hore oo Caruur u dhashay ku dilay oo isna toogasho lagu dilay

MAR 26, 2024

 Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil argagax leh oo Shalay galinkii dambe ka dhacay xaafad ka tirsan degmad...

Warkii oo dhan »
Puntland: Wax ka beddelka dastuurka wuxuu khatar ku yahay midnimada iyo qaranimada Ummadda Soomaaliyeed

Puntland: Wax ka beddelka dastuurka wuxuu khatar ku yahay midnimada iyo qaranimada Ummadda Soomaaliyeed

MAR 26, 2024

 Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG­ ka ah, s...

Warkii oo dhan »
Dab ka kacay xalay magaalada Jigjiga oo khasaare badan gaystay

Dab ka kacay xalay magaalada Jigjiga oo khasaare badan gaystay

MAR 26, 2024

 Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Dab wayn uu habeenkii xal...

Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageeraayay wax ka badalka Dastuurka oo Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Banaanbax lagu taageeraayay wax ka badalka Dastuurka oo Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MAR 25, 2024

 Isniin, Maarso, 25, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka dhacay banaanbax aad u balaaran oo lagu taageerayay...

Warkii oo dhan »
Walaac laga muujinayo xaaladda badmaaxiyiinta u afduuban burcad badeedda haysta markabka MV Abdullah

Walaac laga muujinayo xaaladda badmaaxiyiinta u afduuban burcad badeedda haysta markabka MV Abdullah

MAR 25, 2024

  Isniin, Maarso, 25, 2024 (HOL) - Budhcad badeeda Soomaalida oo 12-kii bishii March afduubtay markabka MV Abdullah, ayaa hadda ku hubaysan qorya...

Warkii oo dhan »
SSC- Khaatumo: Ka aqbali mayno dowladda federaalka in mashaariicda nalasoo marsiiyo Somaliland

SSC- Khaatumo: Ka aqbali mayno dowladda federaalka in mashaariicda nalasoo marsiiyo Somaliland

MAR 25, 2024

 Isniin, Maarso, 25, 2024 (HOL) - SSC- Khaatumo ayaa ku eedeeysay dowladda federaalka Soomaaliya in mashaariic loogu talo galay degaanada SSC- Kh...

Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageerayo wax ka badalka Dastuurka oo goordhaw ka bilaawday Muqdisho

Banaanbax lagu taageerayo wax ka badalka Dastuurka oo goordhaw ka bilaawday Muqdisho

MAR 25, 2024

 Isniin, Maarso, 25, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka bilaawday bannaanbax balaaran oo lagu taageerayo ...

Warkii oo dhan »