Wararka Maanta
Dowlada Jabuuti oo mar kale ka hadashay mawqifkeeda ku aadan isfahamka Somaliland iyo Itoobiya
Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Dowlada Jabuuti ayaa markale kasoo horjeedsatay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyada oo sheegtay in madaxb...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay Shilkii naxdinta badnaa ee Shalay ka dhacay Muqdisho
Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa soo sa...
Warkii oo dhan »Ururada dalka Marooko oo ku baaqay in la badbaadiyo 6 nin oo u dhashay dalkaas oo dil toogasho ah loogu xukumay Soomaaliya
Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Ururada aan dowliga ahayn ee ka jira dalka Marooko ayaa ugu baaqay dowladooda inay soo faragaliso oo ay ka hor...
Warkii oo dhan »Muqdisho: 4 qof oo shacab ah oo ku geeriyooday gaari xamuul ah oo ku dul rogmaday gaari caasi ah
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo galabta galinkii dambe ka dhacay isgoyska Jubba ee magaalada...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 80 Shabaab ah lagu dilay howlgallo ka dhacay Mudug, Shabeellada Hoose iyo Bakool
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 80 Shabaab ah in lagu dilay howlgallo laga fuliyay Goballada Mudu...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay Heshiis Shidaal qodis ah oo dowladda la gashay Turkiga
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo ay galabta yeesheen ku ansixiyey he...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo Baledweyne tagay iyo Hiiraan State oo ka hadashay
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabeelle Muuse Salaad Wehliye oo wata gaadiid dagaal ayaa...
Warkii oo dhan »EU oo ergay cusub u magacowday Hawlgalka Tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Midowga Yurub ayaa madax cusub oo Ergo ah u magacaabay Hawlgalka Kobcinta Awoodda Midowga Yurub ee Soomaaliya (...
Warkii oo dhan »Hay'adda SODMA oo gargaar bani aadanimo u dirtay maamulka Jubbaland
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Hay'adda maareynta iyo musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA...
Warkii oo dhan »Faahfaahin ku saabsan dagaal ciidanka dowladda iyo kuwa Alshabaab ku dhexmaray duleedka Xarardheere
Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, dadka deegaanka iyo maamulka degmada Xarardheere oo is kaashanaya ayaa deeg...
Warkii oo dhan »