Wararka Maanta
Faahfaahino kasoo baxaya weerar kooxda Al-shabaab ku qaaday deegaanka Xinlabi
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab galinkii hore ee maanta ay ku qaadee...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo soo qabtay dirawal jiidhay wiil 9 jir ah oo baxsaday
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Booliiska Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedaysan in uu baabuur jiidhsiiyay wiil y...
Warkii oo dhan »Baydhabo: Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay nin Bam ku weeraray Masaajid
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Ciidamada amaanka ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa gacanta kusoo dhigay nin la sheegay inuu Bam...
Warkii oo dhan »Puntland oo ku dhawaaqday inay noqonayso dowlad madax bannaan inta laga helayo dastuur heshiis lagu yahay
Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday inay kalsoonidii iyo aqoonsigii kala noqotay hay’adaha dowladda federaalka ee Sooma...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in dastuurka cusub ee Soomaaliya aanu khusayn
Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dastuurka cusub ee maanta uu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay aanu khusay...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo bogaadisay ansixinta dhameystirka Dastuurka
Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku bogaadiyay Xildhibaanadda labada Aqa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh “Maanta waa maalin taariikhi oo baal dahab ka gali doonta hannaanka dowlad dhiska"
Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Madaxweyne dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si deg deg ah ugu bogaadiyey guddoonka iyo ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Badda Hindiya oo badbaadiyay 23 Kalluumeysato Pakistani ah oo Burcad Badeed Soomaalidu afduub u haysteen
Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Ciidamada badda Hindiya ayaa burcad badeed Soomaali ah ka soo badbaadiyay ugu yaraan 23 kalluumeysato Pakistani ...
Warkii oo dhan »Labada aqal ee baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku meel mariyay wax ka beddelka dastuurka
Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaa...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka labada Aqal ee Soomaaliya oo Maanta cod u qaadaya wax ka badalka Dastuurka
Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Mudanayaasha labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in kulan wadji...
Warkii oo dhan »