Wararka Maanta

Dagaal culus oo ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray gobolka Shabeellada Hoose

Dagaal culus oo ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray gobolka Shabeellada Hoose

MAR 23, 2024

 Sabti, Maarso, 23, 2024 (HOL) - Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Alshabaab ayaa ka dhacay deegaanka Busley Dhannaane iyo ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hadashay weerar dad badan lagu dilay oo ka dhacay magaalada Mascow

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hadashay weerar dad badan lagu dilay oo ka dhacay magaalada Mascow

MAR 23, 2024

Sabti, Maarso, 23, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar dad badan lagu dilay oo Xalay ka dhacay ma...

Warkii oo dhan »
Dad shacab ah oo lagu laayay Tuulada Waydkaal oo katirsan gobolka Afdheer ee Dowlad degaanka Soomaalida

Dad shacab ah oo lagu laayay Tuulada Waydkaal oo katirsan gobolka Afdheer ee Dowlad degaanka Soomaalida

MAR 23, 2024

 Sabti, Maarso, 23, 2024 (HOL) - Sida ay wararku nagu soo gaarayaan dad shacab ah ayaa lagu laayay tuulada Waydkaal ee Degmada  Baaray oo ka...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse "Dastuurku wuxuu ku jira gacan aamin ah waana in looga dambeeyo hay’adaha shaqada ku leh"

Raysal Wasaare Xamse "Dastuurku wuxuu ku jira gacan aamin ah waana in looga dambeeyo hay’adaha shaqada ku leh"

MAR 23, 2024

 Sabti, Maarso, 23, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrimaha wax ...

Warkii oo dhan »
Burcad badeeddii lagu qabtay markabka MV Ruen oo saakay laga dajiyay Mumbai si loo maxkamadeeyo

Burcad badeeddii lagu qabtay markabka MV Ruen oo saakay laga dajiyay Mumbai si loo maxkamadeeyo

MAR 23, 2024

 Sabti, Maarso, 23, 2024 (HOL) - Markab kuwa dagaalka ah oo lagu magacaabo INS Kolkata, oo siday 35-burcad-badeed ah oo lagu soo qabtay howlgal l...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya : In ka badan 50 ruux oo u geeriyootay Cudurka Daacuunka

Soomaaliya : In ka badan 50 ruux oo u geeriyootay Cudurka Daacuunka

MAR 22, 2024

 Jimco, Maarso, 22, 2024 (HOL) - Waxaa aad walaac looga muujinaya faafista cudurka Daacuunka oo bilahii lasoo dhaafay ay u geeriyoodeen dad gaara...

Warkii oo dhan »
Madaxweynahii hore ee dalka Sheekh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray Garoowe

Madaxweynahii hore ee dalka Sheekh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray Garoowe

MAR 22, 2024

Jimco, Maarso, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray ma...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo Xarardheere u tagay dardar galinta dagaalka ka dhan ka ah Al-shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo Xarardheere u tagay dardar galinta dagaalka ka dhan ka ah Al-shabaab

MAR 22, 2024

 Jimco, Maarso, 22, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Xarardheere ee gobo...

Warkii oo dhan »
Puntland oo markale si kulul uga hadashay arrimaha wax ka badalka Dastuurka

Puntland oo markale si kulul uga hadashay arrimaha wax ka badalka Dastuurka

MAR 22, 2024

 Jimco, Maarso, 22, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Cadaalada arrimaha Diinta iyo Dastuurka maamulka Puntland Maxamed Cabdiwahab ayaa si kulul u...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay Muqaalka qaabkii loo fuliyay qaraxyadii Suuqa Bakaaraha iyo ragii fuliyay

Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay Muqaalka qaabkii loo fuliyay qaraxyadii Suuqa Bakaaraha iyo ragii fuliyay

MAR 22, 2024

 Jimco, Maarso, 22, 2024 (HOL) - Warbaahinta qaranka ayaa baahisay warbixin Muqaal ah oo lagu soo bandhigay cadeymo ay duubeen Kaamirooyinka qars...

Warkii oo dhan »