Wararka Maanta

Madaxweynaha Somaliland iyo Musharaxa Xisbiga Waddani oo yeeshay kulan loogu diyaar garoobayo doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland iyo Musharaxa Xisbiga Waddani oo yeeshay kulan loogu diyaar garoobayo doorashooyinka

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Kulan Madaxtooyada Somaliland ku dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Mushaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddan...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan ciidanka xoogga d...

Warkii oo dhan »
Taliyihii ciidanka Degaanka Qoryooleey oo ka badbaaday qaraxyo xeradiisa loo galiyay

Taliyihii ciidanka Degaanka Qoryooleey oo ka badbaaday qaraxyo xeradiisa loo galiyay

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Taliyihii ciidanka degaanka ee degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada hoose, ayaa ka badbaaday qarax loo gal...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo xaqiijiyay in dhammaadka sanadkan lasoo gabagabayno howlgalka ATMIS

Midowga Afrika oo xaqiijiyay in dhammaadka sanadkan lasoo gabagabayno howlgalka ATMIS

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed El-Amine Souef ayaa xaqiijiyay in howlgalka Midowga Afrika ee Soo...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Kumaandooska Danab oo howlgalo ka sameeyay deegaano dhaca xaduuda Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud

Ciidamada Kumaandooska Danab oo howlgalo ka sameeyay deegaano dhaca xaduuda Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 164-aad guutada 16-aad ayaa howlgal lagu xaqiijinayay amaanka k...

Warkii oo dhan »
Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyay qaraxii Ismiidaaminta ee weerarkii hotel SYL

Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyay qaraxii Ismiidaaminta ee weerarkii hotel SYL

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Kooxda Al-shabaab ayaa shaacisay magaca ninkii fuliyay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ku bilaawday weerarkii hab...

Warkii oo dhan »
Bangaladesh oo diiday in la weeraro Markab dalkeeda laga leeyahay oo u afduuban burcad badeedda Soomaalida

Bangaladesh oo diiday in la weeraro Markab dalkeeda laga leeyahay oo u afduuban burcad badeedda Soomaalida

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Markabka MV Abdullah, oo ay afduubteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida ayaa weli lagu haystaa xeebaha, degaa...

Warkii oo dhan »
21 qof oo rayid ah oo ku geeriyooday duqayn xalay ka dhacday gobolka Shabeellada Hoose

21 qof oo rayid ah oo ku geeriyooday duqayn xalay ka dhacday gobolka Shabeellada Hoose

MAR 19, 2024

 Talaado, Maarso, 19, 2024 (HOL) - Duqayn uu Mareykanku ka fuliyay degaano hoos yimaada degmada Afgooye, oo qiyaastii 30-KM dhanka waqooyi galbee...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 30 Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellada Hoose

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 30 Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellada Hoose

MAR 19, 2024

 Talaado, Maarso, 19, 2024 (HOL) - Sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya, in ka badan 30 dagaalame oo katirsan Shabaab ah ayaa lagu dilay hawlgal ...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 20 qof oo magaalada Garowe ugu geeriyooday cudurka Daacuunka

Ku dhawaad 20 qof oo magaalada Garowe ugu geeriyooday cudurka Daacuunka

MAR 19, 2024

 Talaado, Maarso, 19, 2024 (HOL) - Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka dillaacay cudurka daacuunka oo galaaftay nolo...

Warkii oo dhan »