Wararka Maanta
Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka horyimid wax ka badalka Dastuurka
Talaado, Maarso, 19, 2024 (HOL) - 71 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo xalay shir ku yeeshay magaalad...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo howlgalo culus ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug
Talaado, Maarso, 19, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo qorsheysan oo ciidamada dowladda iyo kuwa saaxiibada Caalamka ay ...
Warkii oo dhan »Burcad-badeed Soomaali ah oo lagu maxkamadayn doono dalka Hindiya
Talaado, Maarso, 19, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 35 budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu qabtay badweynta Hindiya ayaa wajihi doona maxkamadayn gudaha Hindi...
Warkii oo dhan »Ciidanka dib u xureynta deegaanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Mudug
Isniin, Maarso, 18, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysan oo ciidanka dib u xureynta deegaanka ay maanta ka fuliyee...
Warkii oo dhan »Garowe: Laamaha amniga oo war kasoo saaray baarista dil loo geystay gabadh dhalinyaro ah
Isniin, Maarso, 18, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka booliiska gobolka Nugaal ee Puntland ayaa xaqiijiyay in la hayo gacan ku dhiiglaha ka dambeeya...
Warkii oo dhan »Wasiir Juxa: Akoonadii hay'daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihiin
Isniin, Maarso, 18, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in ay maran yihiin akoonada hay'adaha ...
Warkii oo dhan »Maxkamadeynta Ugaas loo heysto inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo Kismaayo ka bilaabatay
Isniin, Maarso, 18, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa u fariisatay dhageysiga koowaad ee kiiska Ugaas Aa...
Warkii oo dhan »Human Rights Watch oo walaac weyn iyo rajo xumo ka muujisay sii daynta Cabdi Maxamed Cumar Iley
Isniin, Maarso, 18, 2024 (HOL) - Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa rajo xumo weyn ka muujisay sii daynta Cabdi Maxamuud Cu...
Warkii oo dhan »Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Eretariya oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaalada guud ee gobolka
Isniin, Maarso, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay Aqalka Madaxtooyada dalka Eretariy...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eretariya
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay magaalada...
Warkii oo dhan »