Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eretariya
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay magaalada...
Warkii oo dhan »Puntland oo dalbatay in lagusoo wareejiyo burcad badeedda lagu qabtay markabka MV Ruen
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Puntland ayaa dalbaday in lagusoo wareejiyo burcad badeeddii ay gacanta ku dhigeen ciidamada ba...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo soo dhoweysay go'aanka QM ee looga hortagayo islaam nacaybka
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhoweysay in Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay uu meel mariyay go'...
Warkii oo dhan »Masuuliyiin iyo dad shacab ah oo ku dhaawacmay weerarkii hotel SYL oo loo qaaday dalka Turkiga
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Diyaarad nooca Militariga ah oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa goordhaw ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan C...
Warkii oo dhan »Maxaa ka jira in mid kamid ah shaqaalaha baarlamaanka uu qeyb ka ahaa weerarkii hotel SYL?
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay in mid ka mid ah howlwadeenada baarlamaanku uu ku lug lahaa weerarkii loo a...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is kaashanaya ayaa howgalo ka dhan ah kooxda Al...
Warkii oo dhan »Imaaraatka Carabta oo dhisaya ciidamo calooshood u shaqeystayaal si uu ugu xoojiso awooddiisa militari ee Yemen iyo Soomaaliya
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidamada sh...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gashay dalka Itoobiya
Sabti, Maarso, 16, 2024 (HOL) - Danjiraha dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowg...
Warkii oo dhan »Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo amray in la xayiro hantida 16 shakhsiyaad ah iyo shirkado xiriir laleh Alshabaab
Sabti, Maarso, 16, 2024 (HOL) - Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa bangiyada dalka ku wargaliyay in la xayiro lacagaha 16 shaqsiyaad iyo shirkado ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Hindiya oo gacanta ku dhigay burcadbadeed Soomaali ah oo saarnaa markabka Ruen
Sabti, Maarso, 16, 2024 (HOL) - Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya ayaa qabtay markabka xamuulka ah ee Ruen, waxayna ka dalba...
Warkii oo dhan »