Wararka Maanta
Cabdi Maxamuud Cumar ( Cabdi Iley ) oo Caawa xabsiga laga siidaayay
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in goor dhaweyd xabsiga laga siidaayay Madaxwaynihii h...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh “Mar walba cadowga waa la jabiyaa markaan wa ineysan dib ugu soo laaban khawaarijta deegaanada lagu jabiyo"
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulan ku saabsan dardar gelinta ...
Warkii oo dhan »Cali Jeyte "Waxaan waynay rasaas aan kula dagaalano Al-shabaab, tii dowladana waxaa lagu dhibaateynaya dadka reer Baledweyne"
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ayaa si adag uga hadlay dagaal khasaare geystay oo gud...
Warkii oo dhan »Hirshabeelle oo dagaal culus looga saaray guud ahaan magaalada Baledweyne
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Dagaal xoogan oo Xalay ilaa barqanimadii maanta soo gaaray oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo 99% laga cafiyay deymihii ay ku lahaayeen waddamada la isku yiraahdo Paris Club
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% laga cafiyay deymihii ay ku lahaayeen kooxda Paris Club, taasoo ah tallaabo ...
Warkii oo dhan »Weriye Cabdikariin Axmed Bulxan oo lagu dilay magaalada Cabudwaaq
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Weriye Cabdikariin Axmed Bulxan oo ahaa weriye caan ah oo muddo dheer ka howlgali jiray gobolka Galgaduud, aya...
Warkii oo dhan »Dagaal saacado badan qaatay oo ka socda gudaha magaalada Baledweyne
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socda dagaal qaatay mudo ka badan 6 saacadood, kaasoo...
Warkii oo dhan »Farmaajo "Qof walba tuuladiisa ayuu ku laaban doonaa haddii dowladda aysan joojin sida ay wax u wado"
Arbaco, Maarso, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag ugu dhaliilay dowladda Fedaraalka So...
Warkii oo dhan »SSC Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada Dabiyada Dagaalka
Arbaco, Maarso, 13, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbi...
Warkii oo dhan »Beesha Caalamka oo soo dhawaysay meel marinta xeerarka doorashooyinka Somaliland
Arbaco, Maarso, 13, 2024 (HOL) - Waddamada Somaliland ka taageera geedi socodka dimuquraadiyada ayaa guul wayn ku tilmaamay meel marinta xeerark...
Warkii oo dhan »