Wararka Maanta
Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo bilaabay wajigii saddexaad ee dhimista ciidanka ATMIS
Talaado, Maarso, 12, 2024 (HOL) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobay ayaa bilaabay kulamo looga wadashanayo wa...
Warkii oo dhan »Muqdisho: Aabe 80 jir ah oo gacantiisa ku dilay wiil uu dhalay
Talaado, Maarso, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ayaa kasoo baxay dil naxdin leh oo Xalay ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay shabakado iyo shakhsiyaad lacago u ururiya kooxda Alshabaab
Talaado, Maarso, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay wax ay ku sheegtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruur...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo Maanta isaga baxay magaalada Bacaadweyn ee Koonfurta gobolka Mudug
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka iney i...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay golaha wasiirrada ee madaxweyne Deni uu magacaabay
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Puntland ayaa xasaanadda siiyay golaha wasiirrada ee uu soo magacaabay madaxweyne Deni, kuwaas oo ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo ballanqaaday inuu 100 milyan ku bixinayo taageerada ciidanka Militariga Soomaaliya
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa ballan qaaday in $100M uu ku bixinayo saldhigyo cusub oo militari, oo looga gol leeyahay in cii...
Warkii oo dhan »IMF oo sheegtay in horumar weyn laga gaaray dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Hay’adda MF ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan natiijada horumarka Maaliyadda Soomaaliya kadib shir qaatay ...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Banaadir oo amaro adag duldhigay Maqaayadaha iyo Hoteelada ku yaala Muqdisho
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa amaro a...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowladda Mareykanka ayaa howlgal qorsheysan oo lagu...
Warkii oo dhan »Somaliland oo u digtay waddamo ay sheegtay in ay rabaan in ay farogaliyaan is-fahamka ay Itoobiya la gashay
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa u digtay waddamo anay magac dhabin oo ay sheegtay in ay rabaan in ay faraha lasoo galaan isfaha...
Warkii oo dhan »