Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in berrito ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in berrito ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah u shaacisay in ay maalinta berrio tahay maalinta koowad ee bisha Ramad...

Warkii oo dhan »
Dowladda Sacuudiga oo ku dhawaaqday in maalinta berito la Soomi doono

Dowladda Sacuudiga oo ku dhawaaqday in maalinta berito la Soomi doono

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana m...

Warkii oo dhan »
Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu soo qabtay 140 xabo oo hoobiyaal ah

Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu soo qabtay 140 xabo oo hoobiyaal ah

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay tiradii ugu badneyd oo isugu jira h...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegtooyin Madaxweyne oo uu maanta soo saaray golihiisa wasiirad...

Warkii oo dhan »
Kismaayo: Nin hooyadiis dilay oo maanta xukun qisaas ah lagu fuliyay

Kismaayo: Nin hooyadiis dilay oo maanta xukun qisaas ah lagu fuliyay

MAR 10, 2024

Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lagu toogtay nin dhalinyaro ah oo sanadkii lasoo dhaaf...

Warkii oo dhan »
Shan sano oo xabsi ah oo lagu xukumay nin lagu tashkiiliyay kooxda Alshabaab

Shan sano oo xabsi ah oo lagu xukumay nin lagu tashkiiliyay kooxda Alshabaab

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah ku ridday eedaysane lagu magacaabo Axmed Barr...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Itoobiya " Dhulka Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya "

Taliyaha Ciidamada Itoobiya " Dhulka Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya "

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi: Calanka Soomaaliya waxaa la gayn doonaa magaalada Hargeysa

Wasiir Fiqi: Calanka Soomaaliya waxaa la gayn doonaa magaalada Hargeysa

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya a...

Warkii oo dhan »
Dab xoogan oo ka kacay dhismayaal ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Dab xoogan oo ka kacay dhismayaal ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo aroornimadii hore ee saakay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada

Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada

MAR 10, 2024

 Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isag...

Warkii oo dhan »