Wararka Maanta
Mudo dheer kadib Meydka Luul Cabdicasiis oo Maanta la aasayo
Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta oo Jimco ah lagu wada in la aaso meydka Allah u naxariistee Luul Cabdicasiis oo bishii Janaayo ee sa...
Warkii oo dhan »Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay dhacdadii ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ka yeeshay dhacdadii...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Majirto Diin iyo dadnimo ogol in kumanaan qof oo Soomaali ah si macno la'aan ah lo dilo"
Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonay...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal looga baarayo Soomaaliya
Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ay...
Warkii oo dhan »Maxkamada Sare ee Somaliland oo laashay qodobo kamid ah xeerka doorashooyinka
Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa aqbashay dacwad uu u gudbiyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo wa...
Warkii oo dhan »Shir u socday dowladda Fedaraalka iyo Hay'adda IMF oo Maanta lasoo gabagabeeyay
Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka Soomaal...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda oo Ansixiyay Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya
Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay magacaabis...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Somaliland uga digay duulaan ay kusoo qaado degaanada SSC- Khaatumo
Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa shacabka reer Laascaanood ugu baaqay in ay iska difaacaa...
Warkii oo dhan »Firdhiye: Waan la dagaalamaynaa Itoobiya haddii ay ciidan dul keento degaanada SSC- Khaatumo
Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa uga digay dowladda Itoobiya inay so...
Warkii oo dhan »Ciidamada Kumaandooska Danab oo ka qeyb galay dhoolus caalami ah oo Kenya ka dhacay
Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa k...
Warkii oo dhan »