Wararka Maanta

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Somaliland uga digay duulaan ay kusoo qaado degaanada SSC- Khaatumo

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Somaliland uga digay duulaan ay kusoo qaado degaanada SSC- Khaatumo

MAR 07, 2024

Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa shacabka reer Laascaanood ugu baaqay in ay iska difaacaa...

Warkii oo dhan »
Firdhiye: Waan la dagaalamaynaa Itoobiya haddii ay ciidan dul keento degaanada SSC- Khaatumo

Firdhiye: Waan la dagaalamaynaa Itoobiya haddii ay ciidan dul keento degaanada SSC- Khaatumo

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa uga digay dowladda Itoobiya inay so...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Kumaandooska Danab oo ka qeyb galay dhoolus caalami ah oo Kenya ka dhacay

Ciidamada Kumaandooska Danab oo ka qeyb galay dhoolus caalami ah oo Kenya ka dhacay

MAR 07, 2024

Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa k...

Warkii oo dhan »
Maxkamada Gobolka Maroodijeex oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah

Maxkamada Gobolka Maroodijeex oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 ni...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibadda ee dalka Norway

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibadda ee dalka Norway

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya kulan kul...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo u dabaal dagtay 46 guuradii ka soo wareegtay guushii ay ka gaareen dagaalkii Soomaaliya ee 1977

Itoobiya oo u dabaal dagtay 46 guuradii ka soo wareegtay guushii ay ka gaareen dagaalkii Soomaaliya ee 1977

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Itoobiya ayaa u dabaal degtay sanadguuradii 46-aad ee ka soo wareegatay waxay ugu yeertay guushii Karamara oo k...

Warkii oo dhan »
Qoyska Luul Cabdicasiis oo ka hadlay waqtiga la aasayo Marxuumadda

Qoyska Luul Cabdicasiis oo ka hadlay waqtiga la aasayo Marxuumadda

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Qoyska Allah u naxariistee Luul Cabdicasiis oo warbaahinta la hadlay kadib xukunka dilka toogashada ah oo ay Ma...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Turkiga oo maanta Muqdisho u yimid fulinta Heshiiskii Difaaca iyo Dhaqaalaha

Wafdi ka socda Turkiga oo maanta Muqdisho u yimid fulinta Heshiiskii Difaaca iyo Dhaqaalaha

MAR 06, 2024

 Arbaco, Maarso, 6, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya soo gaaray saraakiil ka tirsan dowladda Turkiga, kuwaas...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse oo amar ku bixiyay in deg deg loo fasaxo duulimaadyo ku xayirna garoonka Aadan Cadde

Raysal Wasaare Xamse oo amar ku bixiyay in deg deg loo fasaxo duulimaadyo ku xayirna garoonka Aadan Cadde

MAR 06, 2024

 Arbaco, Maarso, 6, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo sheegtay in Al-shabaab ka xayirtay lacag dhan 7 Milyan oo doolar

Dowladda Fedaraalka oo sheegtay in Al-shabaab ka xayirtay lacag dhan 7 Milyan oo doolar

MAR 06, 2024

 Arbaco, Maarso, 6, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in dowladda ay kooxda Al-shabaab ka...

Warkii oo dhan »