Wararka Maanta

In ka badan 50 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

In ka badan 50 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

MAR 05, 2024

 Talaado, Maarso, 5, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magabaacis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magabaacis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda

MAR 05, 2024

 Talaado, Maarso, 5, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magacaabis iyo isku shaandhweyn ku sa...

Warkii oo dhan »
Tirada dhimashada cudurka daacuunka ee gudaha Soomaaliya oo kor u dhaaftay 37 qof sanadkan

Tirada dhimashada cudurka daacuunka ee gudaha Soomaaliya oo kor u dhaaftay 37 qof sanadkan

MAR 05, 2024

 Talaado, Maarso, 5, 2024 (HOL) - Ilaa 37 qof ayaa u dhintay cudurka daacuunka oo Soomaaliya ka dilaacay tan iyo bishii Janaayo, taasoo muujineys...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir "Ma jiro wiil Xawaadle oo qoray inuu soo qaato aragtida Cali Guudlawe qof u dili kara"

Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir "Ma jiro wiil Xawaadle oo qoray inuu soo qaato aragtida Cali Guudlawe qof u dili kara"

MAR 04, 2024

Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorash...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo si rasmi u noqotay dalkiisa 8-aad ee ururka bulshada Bariga Afrika (EAC)

Soomaaliya oo si rasmi u noqotay dalkiisa 8-aad ee ururka bulshada Bariga Afrika (EAC)

MAR 04, 2024

 Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Buls...

Warkii oo dhan »
Horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

Horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

MAR 04, 2024

 Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal maalintii sadaxaad oo xiriir ah ka wadaan ciidamada dowladda Fedaraa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amaanka oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-shabaab oo Nabadoon ku dilay Muqdisho

Ciidamada Amaanka oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-shabaab oo Nabadoon ku dilay Muqdisho

MAR 04, 2024

 Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku dileen Nabadoon lagu ma...

Warkii oo dhan »
Kenya oo ku hungowday inay wada hadal siiso madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaaraha Itoobiya

Kenya oo ku hungowday inay wada hadal siiso madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaaraha Itoobiya

MAR 04, 2024

 Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa isku howlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaal...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga mid noqonaysa xubinnimada EAC

Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga mid noqonaysa xubinnimada EAC

MAR 04, 2024

 Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa maanta loogu dhawaaqayaa inay ugu dambayn si rasmi ah u biirtay ururka bulshada Bariga Afrika (E...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo abaal marisay shaqaalaha Hay'adda Hawada iyo Madaarada

Somaliland oo abaal marisay shaqaalaha Hay'adda Hawada iyo Madaarada

MAR 04, 2024

 Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa baalmarisay shaqaalaha Hay'adda Hawada iyo Madaarada, oo ay sheegtay in ay hanteen maamulka...

Warkii oo dhan »