Wararka Maanta

Ciidanka amniga Puntland oo Garowe ku qabtay qalab loo waday kooxda Alshabaab

Ciidanka amniga Puntland oo Garowe ku qabtay qalab loo waday kooxda Alshabaab

MAR 03, 2024

Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigee...

Warkii oo dhan »
Xoghayahii Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo goordhaw is casilay

Xoghayahii Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo goordhaw is casilay

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Xoghayahii joogta ee xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Subeyr ayaa goordh...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Maddaale: Masuuliyad ayaa iga saaran inaan la dagaalamo kalaabada lagu tunto

Guddoomiye Maddaale: Masuuliyad ayaa iga saaran inaan la dagaalamo kalaabada lagu tunto

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale ayaa sheegay inay magaalada Muqdisho ka furan yihii...

Warkii oo dhan »
Hargaysa: Hooyo iyo laba caruura oo ay dhashay oo ku naf waayey dab ka kacay gurigooda

Hargaysa: Hooyo iyo laba caruura oo ay dhashay oo ku naf waayey dab ka kacay gurigooda

MAR 03, 2024

 Axad, February, 3, 2024 (HOL) - Hooyo iyo laba Caruura oo ay dhashay ayaa ku dhintay dab ka kacay hoygii ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Caba...

Warkii oo dhan »
Maamulka Hirshabeelle oo xilka qaadis ku sameeyay Duqii magaalada Baledweyne

Maamulka Hirshabeelle oo xilka qaadis ku sameeyay Duqii magaalada Baledweyne

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa x...

Warkii oo dhan »
In ka badan 30 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose

In ka badan 30 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal saacado badan qaatay oo ay si wadajir ah uga sameeyeen ciidamada dowla...

Warkii oo dhan »
Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo Muqdisho ka mamnuucay banaanbaxyada

Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo Muqdisho ka mamnuucay banaanbaxyada

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa si adag uga hadlay banaanbax khasaare geystay oo sha...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu ka qeyb qaadanayo dhex dhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu ka qeyb qaadanayo dhex dhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay dhigiiisa Mad...

Warkii oo dhan »
Farmaajo iyo Sheikh Shariif : Arrimaha dastuurka waxay u baahan yihiin wadatashi Ballaaran

Farmaajo iyo Sheikh Shariif : Arrimaha dastuurka waxay u baahan yihiin wadatashi Ballaaran

MAR 03, 2024

 Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynayaashii ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay Muqdisho ku yees...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale mudeysay waqtiga la dhageysanayo dacwada eedeysane Sayid Cali

Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale mudeysay waqtiga la dhageysanayo dacwada eedeysane Sayid Cali

MAR 02, 2024

 Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markale shaacisay waqtiga markii sadaxaad la horkeenayo Maxkamadda ninka ...

Warkii oo dhan »