Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Turkiga si uu uga qeyb galo madasha Diplomaasiyadda
Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga, si uu uga qeyb galo madasha dibl...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo bilowday ololaha ay ku doonayso inay noqoto guddoomiyaha Midowga Afrika
Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday olole ay ku dooneyso in wasiirkeedii hore ee arrimaha dibadda Fowsiyo...
Warkii oo dhan »Todobo qof oo uu ku jiro taliyihii saldhigga Booliiska Huriwaa oo loo xiray dilkii ganacsade Abuukar Kaabax
Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya, Qaasim Axmed Rooble, ayaa shaaciyay in afduubkii iyo dilkii loo geystay ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay dacwad ka gudbisay dowlada Soomaaliya
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa dowlada Soomaaliya ku eedaysay in ay xadgudub iskugu jira, dil, jidhdil iyo xadgub...
Warkii oo dhan »Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku riday lix nin oo ajaaniib ah
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Maxkamadda dadajada koowaad ee ciidamada Puntland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday 6 nin oo u dhas...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo ku dhawaaqday iney tahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya aya...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo hadal ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada oo Nairobi ka socda
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qarama...
Warkii oo dhan »Itoobiya iyo Pakistan oo ka wada hadlay sidii ay u yeelan lahaayeen iskaashiga badda
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Jemal Beker Abdula, oo ah Safiirka Ethiopia u fadhiya dalka Pakistan, ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Badda...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban ...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan ku yeeshay magaalada Nairoobi
Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula...
Warkii oo dhan »