Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay ...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo burburiyay fariisimo Al-shabaab ku laheyd deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Ciidamada Nabad sugida, Booliiska Haramcad iyo kuwa xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan si wadajir ah uga sa...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Soomaaliya waxa ka go'an iney nabad kula noolaato dariskeeda oo aysan qaadan wax xadgudub ah"
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfur...
Warkii oo dhan »Xasan Sheikh: Abiy Axmed, habeen kahor heshiiska ayuu isoo wacay wuxuu kaliya ii sheegay in Muuse Biixi tagayo Addis Ababa
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, uu ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni oo lagu wado inuu soo magacaabo golihiisa wasiiradda
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Madaxweyne Deni ayaa maanta illaa caawa laga sugayaa inuu ku dhawaaqo liiska golihiisa wasiirrada, ka dib mud...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo heshiis iskaashiga dhinaca difaaca ah la saxiixatay dalka Uganda
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Dowladaha Itoobiya iyo Uganda ayaa wada galay heshiis is afgarad ah oo looga gol leeyahay in sare loogu...
Warkii oo dhan »ONLF oo ka hadashay dhaca ay Ciidamadu ku hayaan xoolaha nool ee loo iib geeyo magaalada Jigjiga
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Ururka ONLF ayaa markii u horreysay waxa uu ka hadlay xaaladda uu ku sugan yahay Dowlad degaanka Soomaalida, ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo walaac ka muujisay khatarta ka dhalan karta weerarada Xuutiyiinta ee maraakiibta mara Badda Cas
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Ambassador Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka dhawaajiyay walaaca ay Soomaaliya...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir muhiim ah uga qeyb galaya dalka Kenya
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda u...
Warkii oo dhan »