Wararka Maanta
Maxkamadda gobolka Banaadir oo Maanta dib u bilaawday dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta markale dib uga bilaawday Maxkamada gobolka Banaadir dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali Mac...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka fekeraysa in diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maxtooyada kulan kula qaatay wafdi ka socda dalka Ingiriiska
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka ku q...
Warkii oo dhan »Ciidamada Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya dhoolatusyo ciidan oo dibadda ah
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Tobaneeyo askari oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dalka Kenya u tagay sidii ay uga qeyb gal...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi: Eeda dilka Cabdinaasir Dahable Madaxweyne Xasan Sheekh ayay saarantahay
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay aaska aqoonyahan Cabdinaasir Dahable, oo dhawaan Muqdis...
Warkii oo dhan »Masar iyo Eritrea: Waa in laga hortago wax kaste oo khatar ku ah madax bannaanida Soomaaliya
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa la kulmay dhiggiisa Eritrea, Isaias Afwerki, iyagoo kawada hadla...
Warkii oo dhan »Somaliland oo soo saartay natiijada baadhis ay ku samaysay maydka Cabdinaasir Dahable
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Baadhis uu si madaxbannaan Isbitaalka Guud ee Hargaysa ugu sameeyay maydka Cabdinaadir Muuse Dahable, oo dhawaa...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo xilkii ka qaaday Afhayeenkii Booliiska Soomaaliyeed
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeeed Jenaraal Sulub Axmed Firin ayaa xilkii...
Warkii oo dhan »Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo sheegtay in hawada Soomaaliya ay tahay mid ammaan ah oo sugan
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ugu xaqiijisay shacabka iyo shi...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ay sababi gaadhay shil diyaaradeed
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in ay isku dhici gaadheen diyaarado laga leeyahay Qatar iyo Itoobiya, kadib markii ay...
Warkii oo dhan »