Wararka Maanta
Banaanbax lagu taageerayay heshiiskii Soomaaliya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay banaanbax aad u balaaran oo lagu taageerayo heshiiskii dhawaan ay wa...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay tirada Caruurta la dayacay sanadkii 2023
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Xeer ilaaliye ku xigeenka guud ee qaranka Soomaaliya Yusra Cismaan Shariif oo warbaahinta kula hadashay magaal...
Warkii oo dhan »Save Children oo ka hadashay xadgudubyo galmo iyo kufsi Puntland loogu geystay gabdho da'yar
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Hay’adda Save the Children ayaa ku baaqayday in la kordhiyo ka ilaalinta gabdhaha Soomaaliyeed ka dib marki...
Warkii oo dhan »Xasan Sheikh: Haddii Itoobiya ay ku dhaqaaqdo heshiiska badda, Soomaaliya way iska caabin doontaa
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalkiisu uu is difaaci doono haddii Itoobiya ay ...
Warkii oo dhan »30 ka mid ah kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo kha...
Warkii oo dhan »Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacaya Muqdisho iyo Amaanka oo si weyn loo adkeeyay
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta oo Sabti ah garoonka Kubadda Cagta Injineer Yariisoow ee magaalada Muqdisho ka dhacaya banaanbax ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya marin habaabinta xadgudubka ay ku hayso dhulka Soomaaliyeed
Sabti, February, 24, 2024 (HOL) - Howlgalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa walaac weyn ka muujiyay war-saxaafadeed kasoo baxay Ergayga Joo...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Somaliland uga digtay carqaladeynta diyaaradaha isticmaala Hawada Soomaaliya
Jimco, February, 23, 2024 (HOL) - Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay carqaladey...
Warkii oo dhan »Somaliland oo shacabkeeda ku dhaqan Muqdisho ugu baaqday in ay ka baxaan magaalada
Jimco, February, 23, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa shacabkeeda ku dhaqan magaalada Muqdisho ugu baaqday in ay ka baxaan magaalada, kadi...
Warkii oo dhan »Booliiska Jubbaland oo gacanta ku dhigay Shabakad ka shaqeyneysay tahriibinta dhalinyarada
Jimco, February, 23, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday iney gacanta kusoo dhigeen dhalinyaro arday ah iy...
Warkii oo dhan »