Wararka Maanta

In ka badan 100 maxbuus oo lagu sii daayay Cafis Madaxweyne

In ka badan 100 maxbuus oo lagu sii daayay Cafis Madaxweyne

MAR 22, 2024

 Jimco, Maarso, 22, 2024 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Cafis madaxweyne kusii daayay 116 maxbuus oo ku kala xirna xabsiga...

Warkii oo dhan »
Sheekh Shariif "Madaxweyne dalkaan ha gaarsiin meel aan laga soo celin karin, wixii shalay aad diidaneyd cid kaa yeeleysa ma jirto"

Sheekh Shariif "Madaxweyne dalkaan ha gaarsiin meel aan laga soo celin karin, wixii shalay aad diidaneyd cid kaa yeeleysa ma jirto"

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray magaalada Garoowe

Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray magaalada Garoowe

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo a...

Warkii oo dhan »
Puntland oo xukun dil ah ku ridday sahmiyihii dilalka madax jebista ee Shabaabku ka geysan jireen Gaalkacyo

Puntland oo xukun dil ah ku ridday sahmiyihii dilalka madax jebista ee Shabaabku ka geysan jireen Gaalkacyo

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Sahal Sh...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Garowe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Garowe

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kusoo wajahan m...

Warkii oo dhan »
Taliye Cali Cageey "Waxaan qaadeynaa tallaab kasta oo aan cadowga ku naafeyn karno haddii ay tahay dhul iyo cir”

Taliye Cali Cageey "Waxaan qaadeynaa tallaab kasta oo aan cadowga ku naafeyn karno haddii ay tahay dhul iyo cir”

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Taliyaha Ururka sadaxaad ee ciidamada Gorgor dhame Cali Axmed Cali Cageey oo warbaahinta shir jaraa'id ugu qab...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Ansixinta Dastuurka waxay noqon doonta mid lagu shubto"

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Ansixinta Dastuurka waxay noqon doonta mid lagu shubto"

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ayaa si adag uga hadlay mark...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo qabtay 50 tuhmane ah oo maleegayay weeraro Argagixiso oo lala beegsan laha magaalada Addis Ababa

Ciidamada Itoobiya oo qabtay 50 tuhmane ah oo maleegayay weeraro Argagixiso oo lala beegsan laha magaalada Addis Ababa

MAR 21, 2024

 Khamiis, Maarso, 21, 2024 (HOL) - Ciidanka sirdoonka ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen 50 qof oo looga shakisan yahay ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland iyo Musharaxa Xisbiga Waddani oo yeeshay kulan loogu diyaar garoobayo doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland iyo Musharaxa Xisbiga Waddani oo yeeshay kulan loogu diyaar garoobayo doorashooyinka

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Kulan Madaxtooyada Somaliland ku dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Mushaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddan...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda

MAR 20, 2024

 Arbaco, Maarso, 20, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan ciidanka xoogga d...

Warkii oo dhan »