Wararka Maanta

Golaha Sare ee Arimaha Islaamka Itoobiya oo qeylo dhaan ka soo saaray weerarada lagu hayo muslimiinta Axmaarada

Golaha Sare ee Arimaha Islaamka Itoobiya oo qeylo dhaan ka soo saaray weerarada lagu hayo muslimiinta Axmaarada

APR 09, 2024

 Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujiyay weerarrada ba'an ee lagu beegsanayo...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo raadinaya dhaqaale ay ku taageeraan howlgal cusub oo lagu beddelayo midka ATMIS sanadka 2025

Midowga Afrika oo raadinaya dhaqaale ay ku taageeraan howlgal cusub oo lagu beddelayo midka ATMIS sanadka 2025

APR 09, 2024

 Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) ayaa ku baaqay in la helo dhaqaale ku filan oo lagu bixiyo...

Warkii oo dhan »
Dadka ku nool Baledweyne oo walaac xoogan ka muujiyay amni xumo ka jirta magaalada

Dadka ku nool Baledweyne oo walaac xoogan ka muujiyay amni xumo ka jirta magaalada

APR 09, 2024

 Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Amniga guud ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa noqday mudooyinkii dambe mid faraha ka baxay...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 50 xubnood oo uu ku jiro horjooge sare oo Al-shabaab looga dilay gobolka Mudug

Ku dhawaad 50 xubnood oo uu ku jiro horjooge sare oo Al-shabaab looga dilay gobolka Mudug

APR 09, 2024

 Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal dhanka cirka ah oo lagu dilay ku d...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo digniin adag kasoo saartay weeraro argigxiso oo ka dhici kara Muqdisho

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo digniin adag kasoo saartay weeraro argigxiso oo ka dhici kara Muqdisho

APR 09, 2024

 Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Safaarada Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan qatarta dhanka amaanka ah ...

Warkii oo dhan »
Waddamada Islaamka oo ku dhawaaqay in berito la dhameystirayo soddonka bisha Ramadaan

Waddamada Islaamka oo ku dhawaaqay in berito la dhameystirayo soddonka bisha Ramadaan

APR 08, 2024

 Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Sacuudiga iyo dalalka kale ee Islaamka ayaa sheegay in berrito la dhameystiri doono soddonka bisha Ramadaan, ka d...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo weerar culus ka fuliyay deegaan Al-shabaab ka taliso

Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo weerar culus ka fuliyay deegaan Al-shabaab ka taliso

APR 08, 2024

 Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay saqdii dhexe ciidanka Macawiisleeyda beesha Xawa...

Warkii oo dhan »
Tirada dadka u dhintay cudurka daacuunka gudaha Soomaaliya oo gaartay 60 qof

Tirada dadka u dhintay cudurka daacuunka gudaha Soomaaliya oo gaartay 60 qof

APR 08, 2024

 Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 60 qof ayaa gudaha Soomaaliya ugu geeriyooday cudurka daacuun caloolaha saddexdii bilood ee la soo dha...

Warkii oo dhan »
Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

APR 08, 2024

Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Beeraleyda qaadka ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in muddo 7 maalmood ah ay hakiyeen  dhoofinta Qaadka ee Soomaal...

Warkii oo dhan »
Diyaarado dagaal oo duqeeyay Al-shabaab isku aruursanaayay Koonfurta gobolka Mudug

Diyaarado dagaal oo duqeeyay Al-shabaab isku aruursanaayay Koonfurta gobolka Mudug

APR 08, 2024

 Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in duqeymo culus ka fuliyeen diyaaradaha...

Warkii oo dhan »