Wararka Maanta

Roobabka Guga oo si rasmi ah uga curtay gobolka Hiiraan

Roobabka Guga oo si rasmi ah uga curtay gobolka Hiiraan

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Roobabka Guga ayaa si rasmi ah curtay inta badan degmooyinka gobolka Hiiraan oo mudooyinkii dambe ay ka jireen ku...

Warkii oo dhan »
Dadka dagan dhulka Dab damiska oo diidan iney ka guuraan dhulkaas

Dadka dagan dhulka Dab damiska oo diidan iney ka guuraan dhulkaas

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Waxaa dood aad u weyn ay ka taagan tahay dhulka xaruntii ciidanka dab damiska ee magaalada Muqdisho oo ay dagan y...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Fedaraalka oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaal beeleedyada ka socda Koonfur Galbeed

Xukuumadda Fedaraalka oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaal beeleedyada ka socda Koonfur Galbeed

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saadaad Caliyow ayaa ku baaqay in deg...

Warkii oo dhan »
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab, Ururka 162-aad iyo ciidanka Nabadsugida ...

Warkii oo dhan »
Israa'iil oo weerar Gantaalo ah ku qaaday gudaha dalka Iiraan

Israa'iil oo weerar Gantaalo ah ku qaaday gudaha dalka Iiraan

APR 19, 2024

 Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Bariga dhexe ayaa sheegaya in Israa'iil aroornimadii hore ee saakay weerar ay u adeegsatay Ga...

Warkii oo dhan »
Tirada dadka ku nool Somaliland oo la shaaciyay

Tirada dadka ku nool Somaliland oo la shaaciyay

APR 18, 2024

 Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in tirada dadka ku nool deegaanadeedu ay gaadhay 6.2 milyan.newsinsi...

Warkii oo dhan »
Midowga Yurub oo ka digay bixinta madaxfurashada maraakiibta ay afduubtaan burcad badeedda Soomaalida

Midowga Yurub oo ka digay bixinta madaxfurashada maraakiibta ay afduubtaan burcad badeedda Soomaalida

APR 18, 2024

 Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee Atalanta ee gacanta ku haya howlgallada burcadbadeedda ah ee badweynta Hind...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

APR 18, 2024

 Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan aroornimadi...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka socda xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka socda xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

APR 18, 2024

 Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare badan geystay oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka...

Warkii oo dhan »
UK oo kordhisay taageerada ciidamada amniga Soomaaliya oo ay ku bixinayso 2.75 milyan oo gini

UK oo kordhisay taageerada ciidamada amniga Soomaaliya oo ay ku bixinayso 2.75 milyan oo gini

APR 18, 2024

 Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku yaboohday lacag dhan 2.75 Milyan oo Giniga Istarliinka ah si loogu xoojiyo Ciid...

Warkii oo dhan »