Wararka Maanta
Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay Shabakad si sharci darro ah ku buufineysay Bajaajyada
Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Ciidanka Boliiska gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhi...
Warkii oo dhan »Hay'adda SODMA oo digniin culus kasoo saartay roobab xoogan oo dalka ka da'i doona Isbuucaan gudahiisa
Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Iyadoo roobabka Guga ay ka curteen inta badan gobolada dalka ayaa hadana, hay'adda maareynta iyo musiibooyinka ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo beesha caalamka ka codsatay in deeqaha si gaar ah loo siiyo
Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa beesha caalamka ka codsatay in lacagaha deeqaha ah si gaar ah loo siiyo, oo aan loo soo marin dowlada...
Warkii oo dhan »QM oo ka digtay daadad ka dhalan kara roobabka Guga inay saameeyaan 770,000 oo qof oo ku nool Soomaaliya
Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka dhaca Soomaaliya, sababo la xiriira xilli roobaadka Gu...
Warkii oo dhan »Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo shaqada ka tagaysa
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Catriona Laing, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa shaqada ka tagaysa bisha May...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dil shirqool ahaa oo ka dhacay Muqdisho
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil Xalay loogu geystay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro a...
Warkii oo dhan »Uganda oo sheegtay inay ciidamadeeda sii joogayaan Soomaaliya howlgalka ATMIS kadib
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya, xitaa haddii uu dhammaado ...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo xabsiga dhigay mid ka mid dadka caanka ka ah baraha bulshada
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa degmada Hodan ayaa xabsiga u taxaabay mid ka mid ah shaqsiy...
Warkii oo dhan »Baaq nabadeed oo lagasoo saaray colaadda ka taagan beelo kasoo jeeda Puntland iyo Galmudug
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Baaq nabadeed ayaa lagasoo saaray colaadda ka jirta gobolka Mudug, taasoo u dhaxeysa labo beelood oo kasoo kala ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo aqoon kororsi dibadda ah u dirtay ku dhawaad 100 sarkaal oo katirsan ciidanka Booliiska
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sagootiyay ku dhawaad 100 sarkaal oo katirsan saraakiisha ciidanka ...
Warkii oo dhan »