Wararka Maanta

Ku dhawaad 10 qof oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay waqooyiga gobolka Galgaduud

Ku dhawaad 10 qof oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay waqooyiga gobolka Galgaduud

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Ku dhawaad 10 qof oo dhinacyadii dagaalamayay ah ayaa ku geeriyooday, in ka badan 15-kalena waa ay ku dhaawacmee...

Warkii oo dhan »
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo ku baaqay in doorasho loo diyaar garoobo

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo ku baaqay in doorasho loo diyaar garoobo

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa dadwaynaha iyo daneeyayaasha ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan door...

Warkii oo dhan »
Xubin katirsan guddiga arrimaha dibadda ee Sanate-ka Maraykanka oo ku baaqay in lala macaamilo Somaliland

Xubin katirsan guddiga arrimaha dibadda ee Sanate-ka Maraykanka oo ku baaqay in lala macaamilo Somaliland

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Senator Jim Risch, oo ah xubin sare oo ka tirsan Guddiga Xidhiidhka arrimaha Dibadda ee Senate-ka Mareykanka, ay...

Warkii oo dhan »
Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga sameeyay deegaano hoostaga Buulaburte

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga sameeyay deegaano hoostaga Buulaburte

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo magaalada Nayroobi uga qeyb galaya shirka madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Adduunka

Madaxweyne Xasan Sheikh oo magaalada Nayroobi uga qeyb galaya shirka madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Adduunka

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka Madaxw...

Warkii oo dhan »
43 qof oo lagu la'yahay doon ku qarqantay meel u dhaw magaalada Garisa

43 qof oo lagu la'yahay doon ku qarqantay meel u dhaw magaalada Garisa

APR 29, 2024

 Isniin, April, 29, 2024 (HOL) - 43 qof oo doon uga gudbayay wabiga Tana River ee magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa lagu la’ ...

Warkii oo dhan »
Faahfaahin 6 kamid ah shaqaalaha Hormuud oo lagu dilay qarax lagula eegtay Garasbaalley

Faahfaahin 6 kamid ah shaqaalaha Hormuud oo lagu dilay qarax lagula eegtay Garasbaalley

APR 28, 2024

Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud  ayaa ku geeriyooday qarax galabta lagula eegtay iyagoo ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Kenya

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Kenya

APR 28, 2024

Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh ay u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab

Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh ay u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab

APR 28, 2024

 Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh oo katir...

Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo sheegtay inay Alshabaab ka sifaysay keymaha Booni

Dowladda Kenya oo sheegtay inay Alshabaab ka sifaysay keymaha Booni

APR 28, 2024

 Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ay Alshabaab ka sifaysay keymaha ay ku dhuumaalaysan jireen ee Booni, taas oo kee...

Warkii oo dhan »