Wararka Maanta
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo qarka u saaran iney xiraan goobahooda ganacsiga
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaraaha ee magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraa'id warbaahinta u qabtay a...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo si adag u Cambaareyay weerarkii ka dhacay Xerada Jenaraal Gordan ee Muqdisho
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Safaaradda dowladda Mareykanka ay ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay weerarkii Xalay ka dhacay xer...
Warkii oo dhan »Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo Dubia uga qeybgalay shirka sanadlaha ah hay'addaha Maaliyadda Carabta
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay f...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif ka qaataan xadgudubka Itoobiya
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mawqif mabda'a ka qaataan ku xad...
Warkii oo dhan »Dad isku qoys ah oo ku geeriyooday hoobiyaal lagu garaacay deegaanka Camaara
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay ku dhawaad toban hoobiye lag...
Warkii oo dhan »Dowladda Imaaraatka oo ka hadashay weerarkii ka dhacay xerada Goordon ee lagu dilay saraakiil dalkeeda u dhashay
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay inay geeriyoodeen saraakiil ciidan oo ka tirsanaa c...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo isbitaalkii digfeer ku booqday saraakiishii ku dhaawacmay weerarkii xerada Goordan
Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isbitaalka Digfeer ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaar...
Warkii oo dhan »Saraakiil katirsan ciidamada Imaaraatka oo lagu dilay toogasho ka dhacday xerada tababarka ciidanka ee Gen. Gordon
Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Toogasho ayaa ka dhacday Xerada Ciidanka General Gordan ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo la xaqiijiyay inay ...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo madaxweyne Xasan Sheekh ku dhaliilay gaabis shaqo
Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Raysal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xild...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 30 ka mid ah kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose
Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay 27 xu...
Warkii oo dhan »